HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 19-JULY-2020

0
Sunday July 19, 2020 - 11:01:32 in Wararka by
  • Visits: 368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 19-JULY-2020

    Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb? Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wa datashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray M/Dhuusamar eeb ee xarunta D/Goboleedka Galmudu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb? Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wa datashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray M/Dhuusamar eeb ee xarunta D/Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Ga roonka Diyaaradaha M/Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay R/Wasaara ha XFS Md.Xasan Cali Khayre, Madaxweyn aha Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye, K/Xigeenkiisa Md.Cali Daahir Ciid, Madax weyneyaasha D/Goboleedyada,K/Galbeed Md.Cabdicasiis Xasan Maxamed, Hirshabee lle,Md.Maxamed Cabdi Waare, Guddoomiya ha Baarlamaanka Galmudug Md.Maxamed Nuur Gacal iyo Ku Xigeennadiisa, Xubno ka tirsan Goleyaasha heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Shirkan oo loo asteeyey inuu ku qabsoo mo M/Dhuusamareeb ayaa ku saabsan han naanka geeddi socodka siyaasadeed iyo am ni ee dalka, iyadoo madaxdu ay ka arrinasan ayaan qodobbada muhiimka u ah dowlad dhi ska dalka oo ay ugu horreyso qabsoomidda doorasho waafaqsan dastuurka, sharciga doorashooyinka iyo xeerarka dalka. Madaxweynaha JFS ayaa inta uu ku sug an yahay Dhuusamareeb waxa uu kulamo gaargaar ah la qaadan doonaa Madaxda He er D/Goboleed, waxgaradka deegaanka iyo bulshada rayidka ah.

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

     Madaxweynaha D/Goboleedka  Jubba land Axmed Maxamed Islaam Axmed Mad oobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugulaabtay M/Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug.

Waxaa Madaxweyna hu uu Safar Dhulka ah kagabaxay M/Cad aado ee G/Galga duud, is agoo sii maray deegaano kala duwan halka as oo dadweynaha ku nool ay Madaxweyna ha soo dhaweeyeen.   Md.Axmed Maxamed Islaam waxaa uu M. Dhuusomareeb kaga qeyb galayaa shirka Dowlada Dhexe iyo Do wladaha Xubnaha ka ah kaas oo dhawaan ka furmaya M.Dhuuso mareeb ee Caasima da Galmudug.

Gabal-dhicii Shalay ayaa Dhuusamareeb waxaa gaaray Madaxweynaha JFS Md. Ma xamed C/Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.

Shir looga hadlaayo la dagaallanka Musu qa oo Muqdisho ka dhacay

     Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda G/Banaadir Md.Axmed Xasan Iimaan ayaa shir Guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii loo dar-dar gelin la haa guddi hoosaad loo sameey sidii dakhliga can shuu raha kor loogu qaadi lahaa.

  Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen Agaasimey aasha xafiiska maaliyad da Gobolka iyo kuwa Da khliga ayaa waxaa ay ka warbixiyeen wixii u qabsoomay iyo hadafya da miro dhalka ah ee ay hiigsanayaan.

 Md. Iimaan ayaa ka qeyb galayaasha kula dardaarmay inay sare u qaadaan cashuura ha, ayna ka fogaadaan waxkasta oo keeni karta musuq maasuq.

    Waxaa uu sidoo kale sheegay in xaalada ha dhaqaallaha dalka uu hooseyo tan iyo markii Cudurka Corona virus uu ka dilaacay Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland Deni oo loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga Kaah

    Madaxweynaha D/Goboleedka Puntland Md.Saciid C/hi Deni ayaa xubnaha xisbiga Kaah Shalay u doorteen inuu noqdo G/xisb igaas oo ka mid ah ururada siyaas aded ee ka jira Ma amul G/Puntland.

      Ergooyin ka tir san Urur Siyaasadeedka KAAH, oo ka kala yimid dhammaan Gobolla da Puntland, ayaa Guddoomiyaha rasmiga ah u doortay Madaxweynaha D.Puntland Sic iid C/hi Deni.

     Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa isna loo doort ay Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Ax med Cilmi Cismaan, hal ka Guddoomiye ku xig eenka 2aad loo doortay Guddoomiyaha G/Waki ilada Cabdira shiid Yuusuf Jibriil.

    shirweynaha ururka kaah ee garowe

Haweeney Umul ah oo Imtixaanka Dowla dda ku galeysa Isbitaal ku yaalla Muqdisho

    R/Wasaare ku-xigeenka Dalka Mahdi Ma xamed Guuleed (Khadar) ayaa M/Muqdisho Shalay ka ka daahfuray Imti xaanka shahaa diga dugsiga sare oo ay qaadeyso W/ Wax barashada XF/Soomaaliya.

      34,600 oo Arday ayaa u fariistay Imtixa amka Shahaadiga ah ee ay qaadeyso dow ladda soomaaliya, kaas oo ka furmay G/Ba naadir iyo Magaalooyin ka maamul Gobolee dya da sida,Jubbaland, K/Ga lbeed, Hirshabe elle iyo Galmudug.

     Ardayda Shalay Imti xaanka u fariisatay ayaa waxa kamid aheyd Shamso Maxamad Xaa shi oo dhameysat ay waxbara shada Fasal ka  4-aad ee Dugsiga Sare, waxaana Imtix aanka ay ku gashay gudaha Isbitaalka Kalkaal ee M/Muqdisho oo dhawaan ay ku umushay. Shamso Maxamad oo la hada shay warb aahinta ayaa waxaa ay sheegtay inay aad u gu faraxsan tahay inay Shalay gasho Imtix aanka shahaadiga ah ee dowla dda Soomaal iya, iyada oo ku jirta Isbitaalkii ay umushay.

      "Waxaan soo baranaayay intii sanno ee lasoo dhaafay in aan Shalay Imtixaan u ga lo aad ayaa ugu faraxsanahay, anniga oo weliba ku jira Isbitaalkii aan ku umulay,” ayay tiri Shamso Maxamad.

       Macalimiintii Iskuulka ee wax soo bartay iyo Dowladda Soomaaliya ayay u magadceli say Shamso Maxamad oo kamid aheyd 34, 600 oo Arday, waxaana Shalay gudaha Isbi taalka Kalkaal loogu geeyay labadii maaddo ee la galay.

       Dowladda Soomaaliya ayaa qaadeysa imtixaanka shahaadiga dugsiyada sare ee dalka sannadkii 6-aad oo xiriir ah ka dib bur burkii dowladdii dhexe ee dalka, waxaana sannadkaan Wwaxbarashadu ay ku soo kor dhisay imtixaanka dugsiga dhexe oo ay qaaday toddobaadkii hore.

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Nin gaari ku dhejinaayay Qarax

    Xudeyfa Daa’uud Yuusuf Ibraahim ayaa Alshabaab kaga biiray deegaanka Jannaale ee G/Sh/Hoose ka hor inta aysan gacan ku haynteeda la wareegin Ciidama da Xoogga Dalka.

  Isku daygiisii ugu horreeyay waxa ay kaga fashilantay degm ada Kaaraan, waxaana isku deygiisa 2aad isaga oo qarax ku dhajinaya Gaari hor yiiley Meherad Ganacsi oo ku taal Isgoyska Zoobe ay ku qabteen Ciidamada Amniga ee Ilaala da ka haya Isgoyska Zoobe ee M/Muqdisho. 25-kii November  sanadkii tegay ayaa lagu soo wareejiyay Xarnta dambi baarista NISA.

Baaritaana kale oo uu Xafiiska Xeer Ilaalinta ku go’aaminayo horgeyn Maxkamadeed ay ay halkaas ka bilaabeen, waxa ayna ugu da mbeyn  ka codsadeen Garsoorka CQS in la muddeeyo dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Xudeyfa Daa’uud Yuusuf  20-kii June bis hii ina dhaaftay.

    Muumin Xuseen C/hi ku xigeenka Xeer Ila aliyaha Guud ee CQS ayaa Maxkamadda u sheegay in Eedeysanaha lagu soo qabtay isaga oo falka gacanta kula jiray Halka Qar eenada ay ku dodeen in loo Naxariisto maa dama ay tahay shaqadiisii ugu horreysay ee uu ku fashilmay cidina aysan wax ku noqon marka laga reebo bur bur hantiyadeed.

     Ugu dambey Maxkamadda ayaa ku Xuku ntay 15-Sano oo Xabsi Ciidan ah Xudeyfa Daa’uud Yuusuf Ibraahim sida uu u sheegay dhinacyada dacwadda Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Max kamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.

       Xukunsanaha ayaa haysta Fursada kale oo uu ku dalban karo Rafcaan Muddo ku siman 30-cisho xukunka kadib


Jubbaland oo Ciidamo tababar u furtay

     Madaxweyne kuxigeenka D/Goboleedka Jubbaland Md.Maxamuud Sayid Aadan, Ay aa Shalay tababar u furay Saraakiisha Cii danka Jubbaland.

  Daah furka tababarkan waxaa madaxwey naha kuwehliyay qaarkamid ah Gollaha ful inta, golaha Sharcidajin ta, Taliyaha Guud Ee Ciidanka Jubbaland, Taliyaha Booliska Iyo Taliyaha Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland.

    Tababarkan ayaa la siindonaa sarakiil garaysa 50 sarkaal wuxuuna u socondoonaa muddo garaysa 14 cisho.

     Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay doonayaan in ay xoojiyaan tayada Ciidanka Jubbaland.

      Waxaa uu sidoo kale sheegay in ma amulka Jubbaland ay diyaargarow ugu jiraan sidii Al-Shabaab looga saari lahaa dega anada maamulka Jubbaland.

Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil Shabaab ah

    Howlgalkaan ayaa waxaa laga fuliyay de gmada Jilib ee G/Jubbada Dhexe,waxaana la sheegay in lagu dilay Saraakiil iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shab aab.

  Saraakiil ka tirsan Ciidan ka Dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka ay fuliyeen Ciidamo faransiis ah oo taageeray ay Ciidanka dowladda, kadib markii 3 diyaa radooda ay ku daadiyeen duleedka deg mada Jilib, isla markaana halkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

    Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Dow ladda oo qeyb ka ahaa howlgalka ayaa wa xaa ay sheegeen in howlgalka ay ku doonay een inay kusoo qabtaan Xubno ka tirsan Al-Shabaab, balse dagaal ay la galeen ay ku dil een laba Sarkaal iyo 16 kamid ahaa ilaalado oda halka Xubno kale lagu dhaawacay.

     Deegaano iyo degmooyin ka tirsan G/Jub booyinka ee Maamulka Jubbaland ayaa dhowr jeer waxaa la dhacay duqeymo ay fuliyeen Diyaaradaha Mareykanka oo taage erayay Ciidamada DFS,kuwaas oo la she ego in lagu dilay Xubno Shabaab ah.

Wararkii ugu dambeeyay xaaladaha COV ID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay

     Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa Shalay ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19, ee dalka laga diiwaangeliyay sideed iyo afartankii saac ee ugu dambeysay.

    Sida ay sheegtay W/Caafimaadka waxaa dalka laga xaqiijiyay 5 xaaladood oo COVID-19,kuwaa oo laga kala diiwaangeliyay Som aliland iyo Gobolka Banaadir.

  2 ka mida bukaanada cusub ayaa waxaa laga diiwaangeliyay Somaliland, halka 3-da kalana laga xaqiijiyay G/Banaadir. Tirada xanuunka laga helay dalka oo dhan ayaa gaartay 3,111 qof.   Bukaanada cusub 3 ka mida waxaa wee ye rag, halka 2-da kalana ay haween yihiin, sida lagu sheegay war lagu daabacay barta W/Caafimaadka ku leedahay Twitter-ka.

    8 qof ayaa haataan ka bogsatay xanuun ka,waxayna tani ka dhigeysaa wadarta guud ee xanuunka ka caafimaaday 1,452 qof.

    48 saac ee la soo dhaafay ayaa waxaan jirin xaalado dhimasho ah oo dalka laga xaq iijiyay, inkastoo ay horey ugu geeriyoodeen 93 qof. Waana muddo 7baad ah oo aan dal ka laga soo warin xaalado dhimasho ah.

    Tan iyo bishii June ayaa waxaa la dareem ay hoos u dhac weyn oo ku yimid xaaladihii xanuunka COVID-19, ee dalka laga diiwaa ngelinayay.

Shaqadii Maxkamada Sare ee dalka oo dib loo furayo

     Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maalinta 19/07/2020, dib loo bilaabi doono gar-maqalada dac wadaha madaniga oo in muddo ah hakad ku jiray xanuunka Co vid-19 dartiis.

      Waxaa uu sheegay in Garsoorka iyo bu lshada loo adeegayaba  laga rabo taxadar iyo feejignaan dheeri ah soo ilaaliyo bedqab ka shaqaalaha iyo bulshada loona xakamee yo faafida xanuunka COVID-19.

Shir ku saabsanaa Sharciga howlgabka Shaqaalaha Rayidka oo lagu qabtay Muqdisho.

     Shir ku saabsanaa Sharciga Howlgalka Shaqaalaha Rayidka Dowlada oo ay wada yeesheen W/Shaqada iyo Arrimaha Bulsh ada iyo Maaliyadda ayaa Shalay lagu qabt ay M/Muqdisho. Wasiirka Shaqada iyo Arri maha Bulshada Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa Shalay waxa uu wada-tashi la yeeshay Wa siirka W/Maaliyadda Md.Cabdiraxmaan Duc aale Beyle, kaasi oo ku saabsanaa Sharciga Howlgabka Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo ay diyaarinayso W/Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

     Sharcigan oo hadda gabagabo maraya, ayaa wuxuu xaquuq siin doonaa Shaqaala ha Rayidka Dowladda ee Howlgabka noq da, iyadoo D/Soomaaliya ay dadaal galisay xaquuqda joogtada ah ee Shaqaalaha Dowl adda,islamaraana hadda ay diiradda saaray sa, si dhaqso ah in Shaqaalaha Howlgabka ah  ay xaquuq heli doonaan.

25 Milyan oo qof oo uu ku dhacay Corona virus dalka Iran

    Madaxweynaha Iiraan Hasan Rouhani ay aa sheegay in 25 Milyan oo reer Iiraan ah uu ku dhacay cudurka loo yaqaan ‘coronavirus.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in 35 milyan oo kale ay halis ugu jiraan qaadista cudurka.

Ururka Caafimaadka Adduun ku waxa uu soo sheegay in ay kor u kacday tirada kiisaska coronavirus-ka adduunka, iyada oo wadarta ay sare u kac day 237,743 muddo 24 saac ah.

      Cudurka loo yaqaan ‘coronavirus’ ee dalka India ayaa kor u kacay hal milyan, iya doo Mareykanka iyo Brazil ay yihiin dalal ka le oo keliya oo qaba cudurro badan.

      In kabadan 14 milyan oo dad ah oo ku kala nool daafaha dunida ayaa laga helay COVID-19, halka inka badan 7.8 milyan ay soo kabsadeen in kabadan 600,000na ay dhinteen, sida lagu sheegay xogta jaamacad da Johns Hopki ns.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo socdaal lama filaan ah ku tagay Asmara

     R/Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Shalay socdaal lama filaan ah ku tagay M/A smara ee dalka Eritrea.

Socdaalkiisa Asmara ay aa ku soo aaday labo sa no kaddib booqashadiisii u horeysay uu ku tagay Eritrea, isla markaana dib loo soo celiyay xiri irkii diblomaasiyadeed ee labada dal, kaddib 20 sano oo colaad ah.

     Madaxweynaha Eritrea Isais Afwerki ay aa ku soo dhoweeyay garoonka diyaarada ha Asmara wafdiga uu hoggaaminayay Ra’ iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy.

       Booqashadiisa Asmara ayaa ku soo aa day, iyadoo Itoobiya ay ka jiraan qalalaase siyaasadeed iyo rabshado dad fara badan ku dhinteen oo ka dhashay dilkii Fanaankii caanka ahaa ee reer Oromo Haacaaluu Hun deesa.Itoobiya ayaa xilligan ka jira xaalad siyaasadeed oo cakiran, iyadoo rabshadihii dhowaan dhacay loo xirxiray dad fara badan oo ay ku jiraan xubnaha ugu waa weyn ee mucaaradka sida Jawar Mohamed.

Kenya oo ka digtay tacaddiyada ka dhan ka ah Dumarka waqooyi bari.

     Isku duwaha ammaanka ee Waqooyi bari Kenya,Mr; Nicodemus Ndalana ayaa digniin adag u diray cid kasta oo ku lug yeelato far axumeynta Dumarka iyo Gab dhaha yaryar.

      Nicodemus Ndalana, ayaa sheegay ina an loo dulqaadan doonin falalka noocan oo kale ah, Qof kasta oo Gacan ka ge ysata dhi baat aynta haweenka aytallaabo sharciga waafaq san ka qaadi doonaan.

     Dhowaan ayay ahayd markii Gabdho da’ yar ah lagu kufsaday qeybo ka mid ah Gob olka waqooyi bari Kenya.


Jilaa can ah oo maxkamadi hal sano oo xabsi ah ku ridday

     Maxkamad ku taalla M/Qaahira ayaa hal sano oo xabsi ah ku xakuntay jilaaga caanka ah ee Mohamed Ramadan, kadib markii la gusoo eedeeyay dembi ah gef Aflagaddo ah.

    Waxa lagu eedeeyay ugu horreyn in diya arad gaar ah uu saarnaa uu duuliyahii ka codsaday inuu galo halka diyaaradda laga hago. Kadibna uu iska duu bo muuqaal, kuna baahiyay baraha arrimaha bulshada.

      Arrintaasi ayaa dhalisay in duuliyahii diy aaradda lagala noqdo shatigii duuliyannima da. Intaas kadib duuliyahii ayaa waxa uu ku andacooday inuu Ramadan ka Aflagaade eyay telefashinka, isagoo sheegay in duuliya ha uu lacag weydiistay isaga oo ka dalbaday inuu shaqadii laga ceyriyay uu mag dhow ka siiyo.

      Hase-ahaatee maxkamadda ayaa waxay sheegtay in Mohamed Ramadan loo xeray dembi ah Aflagaadeyn, balse aysan aheyn inuu galay halka diyaaradda laga hago.

Kenya oo koox baarayaal ah usoo dirtay Soomaaliya kadib shilkii diyaaradeed ee Baladweyne

     Baarayaal ka socda D/Kenya ayaa tagay Soomaaliya si ay u baaraan sababta ka dam beysay shilkii diyaaradeed ee dhawaan ka dhacay garoonka diyaaradaha ee M/Baladw eyne ee gobolka Hiiraan.

Agaasimaha ahna



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip