Madaxweynaha Puntland Deni oo loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga Kaah

0
Saturday July 18, 2020 - 19:18:09 in Wararka by
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Deni oo loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga Kaah

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa xubnaha xisbiga Kaah maanta u doorteen inuu noqdo Guddoomiyaha xisbigaas oo ka mid ah ururada siyaasadeed ee ka jira Maamul Goboleedka Puntland. Ergooyin ka tirsan Urur S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa xubnaha xisbiga Kaah maanta u doorteen inuu noqdo Guddoomiyaha xisbigaas oo ka mid ah ururada siyaasadeed ee ka jira Maamul Goboleedka Puntland. Ergooyin ka tirsan Urur Siyaasadeedka KAAH, oo ka kala yimid dhammaan Gobollada Puntland, ayaa Guddoomiyaha rasmiga ah u doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa isna loo doortay Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, halka Guddoomiye ku xigeenka labaad loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. shirweynaha ururka kaah ee garowe

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip