Shir looga hadlaayo la dagaallanka Musuqa oo Muqdisho ka dhacay

0
Saturday July 18, 2020 - 19:52:13 in Wararka by
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlaayo la dagaallanka Musuqa oo Muqdisho ka dhacay

    Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir Guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii loo dar-dar gelin lahaa guddi hoosaad loo sameey sidii dakhliga canshuuraha kor loogu qaadi lahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir Guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii loo dar-dar gelin lahaa guddi hoosaad loo sameey sidii dakhliga canshuuraha kor loogu qaadi lahaa.   Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen Agaasimeyaasha xafiiska maaliyadda Gobolka iyo kuwa Dakhliga ayaa waxaa ay ka warbixiyeen wixii u qabsoomay iyo hadafyada miro dhalka ah ee ay hiigsanayaan.

            Mudane Axmed Xasan Iimaan Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galayaasha kula dar daarmay inay sare u qaadaan cashuuraha, ayna ka fogaadaan waxkasta oo keeni karta musuq maasuq.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in xaaladaha dhaqaallaha dalka uu hooseyo tan iyo markii Cudurka Corona virus uu ka dilaacay Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip