Wararka

Ciidanka DANAB oo gacanta ku dhigay Beer lagu abuuray Xashiish

0 Visits: 182 | Sunday August 16, 2020 - 08:15:12
Ciidanka Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay saakay ka sameeyay gudaha Degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo maalmo kahor ay la wareegeen. Ciidamada DANAB ayaa gacanta ku dhigay Beer aad u weyn oo lagu abuuray Xashiish farabadan, waxaana Saraakiisha…

Read More »

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo ku wajahan magaalada Dhuusamaeeb

0 Visits: 165 | Sunday August 16, 2020 - 08:08:50
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid Cabdullaahi (Deni) iyo Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo ku sugan magaalooyinka Jabuuti iyo Nairobi ayaa la filayaa inay ka soo laabtaan oo dib ugu laabtaan…

Read More »

Somaliland oo ka hadashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool

0 Visits: 281 | Saturday August 15, 2020 - 20:57:22
Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo dhawaan ka dhacay Gobolka Sool, kuwaas oo u dhexeeyay Beelo walaalo ah oo halkaas wada dega. Guddoomiyaha Golaha Guurtida ayaa kulanka ku sugnaa waxana uu ka xog weraystay xubnaha Golaha guurtida ee ku howlanaa joojinta dagaal beeleedka, waxaana…

Read More »

Turkiga oo xiriirka u jaraya dhigiisa Imaaraadka Carabta

0 Visits: 265 | Saturday August 15, 2020 - 20:41:29
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajap Tayip Erdigan ayaa sheegay in xukuumadiisu ay joojinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalka Isku taga Imaaraadka Carabta oo xiriir saaxiibtimo la sameystay maamulka Yahuuda ee Israel. War laga soo saaray xafiiska madaxweyne Erdugan ayaa lagu sheegay in…

Read More »

Maraykanka oo ku fashilmay inuu kordhiyo cunoqabataynta hubka ee saaran dalka Iiran

0 Visits: 299 | Saturday August 15, 2020 - 20:37:55
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa diiday soo jeedinta Mareykanka ee ah in la kordhiyo cunaqabateynta hubka ee saaran Iran Jimcaha. Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay Kelly Craft ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay jimcihii ku sheegtay in Mareykanku uu xaq u leeyahay in uu wax ka badalo qodobada…

Read More »

Xukuumadda Trump oo jabisay rikoorka duqeymaha Soomaaliya ee xukuumadahii ka horreeyay.

0 Visits: 246 | Saturday August 15, 2020 - 20:16:53
Xukuumadda Donald Trump ayaa rikoor cusub u dhigtay labadii xukuumad ee ka horreysay, waana arrin la xiriirta duqeymaha ay taliska Africa ee Mareykanka ka geystaan gudaha Soomaaliya. Taliska Donald wuxuu Soomaaliya u aqoonsaday dal ay colaadi ka jirto sanadkii lasoo dhaafay, waxeyna xukuumadiisa fulisay…

Read More »

Mareykanka oo gacanta ku dhigay shidaal malaayin doolar ah oo ay Iraan leedahay

0 Visits: 293 | Saturday August 15, 2020 - 19:38:08
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay la wareegtay 4 markab oo sida Shidaal laga leeyahay Iiran islamarkana ku sii jeeday dalka Venezuela. Waaa shixnaddii ugu ballaarnayd oo shidaal ah oo ay Mareykanka gacanta ku dhigaan. Ku dhawaad 1.1 milyan oo fuusto oo shidaal ah ayaa gacanta lagu dhigay iyada…

Read More »

Maxaa ka jira in AFRICOM saldhig ka samaysanayso Magaalada Boosaaso?.

0 Visits: 267 | Saturday August 15, 2020 - 19:00:22
Wararkakaimaanaya dalka Jabuuti ayaa shaaciyey in Madaxweynaha DG Puntland, Saciid C/llaahi Deni uu Kulan Qarsoodi ah la yeeshay Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ugu qaabilsan Qaaradda Afrika ee AFRICOM, General Stephen Townsend.

Read More »

Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

0 Visits: 296 | Saturday August 15, 2020 - 18:52:43
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug oo uu galabta gaaray. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada…

Read More »

EU Supports Training for 25 Young female Journalists in Dhuusamareeb to Improve Women Journalists Voices in the Media

0 Visits: 964 | Saturday August 15, 2020 - 18:26:07
In cooperation with the Finnish Foundation for Media and Development (VIKES) with funding from the Delegation of the European Union to Somalia, the Federation of Somali Journalists (FESOJ) has concluded two-day training workshop for twenty five young female journalists in Dhuusamareeb city, Galmudug…

Read More »

Wasiir hore Juxa" Heshiis siyaasadeed boos ugama bannaana gole shacab oo waqtigoodii dhacay"

0 Visits: 252 | Saturday August 15, 2020 - 17:57:48
Cabdi Faarax Saciid Juxa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu doonaayo in uu carqaladeeyo Shirka Dhuusamareeb uga furmi doona Madaxda maamulada iyo dowladda dhexe ee doorashooyinka.

Read More »

Farmaajo assures Parliament it will have a say in Dhusamareb result

0 Visits: 935 | Saturday August 15, 2020 - 17:56:12
President Farmaajo addressed Parliament on Saturday, telling lawmakers that any agreement reached in Dhusamareb will be brought back to the Lower House before it is passed and signed. In a speech to the Lower House before leaving for Dhusamareb, President Farmaajo said the House would have to debate…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb+Sawirro

0 Visits: 237 | Saturday August 15, 2020 - 17:55:04
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan wada…

Read More »

Wasiir ka tirsanaa Puntland oo Garoowe ku geeriyooday

0 Visits: 242 | Saturday August 15, 2020 - 17:49:39
Wasiiru Dowlihii Madaxtooyada Puntland, Maxamed Xasan Ciise ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaalka Qaranka, ee ku yaala Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Geerida Marxuumka, waxaa xaqiijisay Madaxtooyada Puntland, waxaana ka tacsiyeeyay Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Puntland,…

Read More »

Guddiga doorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay 10 Urur Siyaasadeed

0 Visits: 259 | Saturday August 15, 2020 - 17:33:39
Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa u hambalyeeyay 10 Urur Siyaasadeed…

Read More »

Sawirro: Ciidanka Danab oo soo badbaadiyay Carruur ay heysteen Al-Shabaab

0 Visits: 301 | Saturday August 15, 2020 - 14:38:17
Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen illaa 33 carruur ah oo ay heysteen Al-Shabaab, ka dib howlgal ay shalay ka sameeyeen degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Kumaandooska ee Danab ayaa shalay howlgal ku qaaday degmada Kuntuwaarey, waxaana Ciidamada…

Read More »

Aqalka Sare oo soo saaray farriin ku socota shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 254 | Saturday August 15, 2020 - 14:15:22
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee dalka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa soo saaray baaq ku aadan shirka lagu madalsan yahay ee Dhuusamareeb. Golaha Aqalka Sare ee dalka waxa ay sheegeen shacabka Somaliyed inay isha ku hayaan Shirka Dhuusamareeb 3 oo madaxda dowladda &…

Read More »

Madaxweynaha Koofurgalbeed oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 250 | Saturday August 15, 2020 - 13:01:19
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa gaaray maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug. Wafdiga uu horkacayo Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa waxaa ay noqdeen kuwii ugu horeeyay ee gaara magaalada Dhuusamareeb…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo dib usoo celisay maxaabiis ku xirnayd Tansaaniya

0 Visits: 277 | Saturday August 15, 2020 - 12:27:05
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Maanta Dalka dib ugu soo celiso17 muwaaddin oo midi ay tahay haween, kuwaas oo u badnaa maxaabiis laga soo daayay xabsiyo kuyaalla Tanzania. Maamulaha hay'adda IOM u qaabbilsan illaalinta iyo caawimaadda muhaajiriinta, Isaac Munyae ayaa sheegay in ay…

Read More »

Wasiir Fiqi oo dhagax dhigay xabsi cusub

0 Visits: 235 | Saturday August 15, 2020 - 12:15:26
Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed M. FIQI iyo taliyaha ciidanka Booliska Galmduug ayaa booqasho saakay ku tagay saldhigga caasimadda Dhusamareeb ayagoo u kuurgalay habsami u socodka hawlaha ciidamada Booliska. Wasiirka iyo taliyaha ayaa dhagax dhigay xabsi qaab iskutashi ah looga hirgalinayo…

Read More »