Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

0
Saturday August 15, 2020 - 18:52:43 in Wararka by
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug oo uu galabta gaaray. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug oo uu galabta gaaray. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda Shir ku saabsan doorashooyinka uu uga furmo Dhuusamareeb. Shirkan ayaa ah wajiga Saddexaad ee shir wadatashi ah oo ka dhacay isla Dhuusamareeb ayna yeesheen madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee kala ah Puntland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland iyo Madaxweyne Farmaajo.

     



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip