Wasiir Fiqi oo dhagax dhigay xabsi cusub

0
Saturday August 15, 2020 - 12:15:26 in Wararka by
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Fiqi oo dhagax dhigay xabsi cusub

    Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed M. FIQI iyo taliyaha ciidanka Booliska Galmduug ayaa booqasho saakay ku tagay saldhigga caasimadda Dhusamareeb ayagoo u kuurgalay habsami u socodka hawlaha ciidamada Booliska. Wasiirka iyo tal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed M. FIQI iyo taliyaha ciidanka Booliska Galmduug ayaa booqasho saakay ku tagay saldhigga caasimadda Dhusamareeb ayagoo u kuurgalay habsami u socodka hawlaha ciidamada Booliska. Wasiirka iyo taliyaha ayaa dhagax dhigay xabsi qaab iskutashi ah looga hirgalinayo saldhigga caasimadda dhexdiisa, kaasoo ay dhismihiisa gacan ka geysan doonaan bulshada caasimadda, ciidamada Booliska, wasaaradda amniga iyo Qurbajoogta reer Galmudug. DawladdaGalmudug ayaa siyaasad ahaan u qaadatay in saldhig walba laga hirgaliyo xabsi lagu xiro kuwa danbiyada geysta iyo kuwa danbiyada kala duwan loo xukumo. Wasiirka ayaa jaaliyadaha reer Galmudug iyo dadka caasimadda ugu baaqay In gacan ay ka geystaan dhismaha xabsigaas muhiimka u ah amniga iyo kala danbaynta Galmudug.

            



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip