Aqalka Sare oo soo saaray farriin ku socota shirka Dhuusamareeb

0
Saturday August 15, 2020 - 14:15:22 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqalka Sare oo soo saaray farriin ku socota shirka Dhuusamareeb

    Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee dalka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa soo saaray baaq ku aadan shirka lagu madalsan yahay ee Dhuusamareeb. Golaha Aqalka Sare ee dalka waxa ay sheegeen shacabka Somaliyed ina

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee dalka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa soo saaray baaq ku aadan shirka lagu madalsan yahay ee Dhuusamareeb. Golaha Aqalka Sare ee dalka waxa ay sheegeen shacabka Somaliyed inay isha ku hayaan Shirka Dhuusamareeb 3 oo madaxda dowladda & Dowald Goboledyada wakiilo ka socda ay isugu imaan doonaan. Shirka oo la filaayay maanta inuu qabsoomo ayaa dib u dhac ku yimid sababo la xiriira madaxda shirka ka qaybgaleysa oo maanta tageysa Magaalada Dhuusamareeb.     

Aqalka Sare ayaa ugu baaqay madaxda shirkaasi isugu tageysa inay ka miro dhaliyaan hadafka shirkaasi, lagana soo saaro natiijo wax ku ool ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip