Guddiga doorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay 10 Urur Siyaasadeed

0
Saturday August 15, 2020 - 17:33:39 in Wararka by
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga doorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay 10 Urur Siyaasadeed

    Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Mudane Axm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa u hambalyeeyay 10 Urur Siyaasadeed oo maanta shahaadada aqoonsiga la guddoonsiiyey, wuxuu sidoo kale bogaadiyey shaqada ay qabteen Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland. Dhammaan Masuuliyiintii iyo qeybihii kala duwana ee Bulshada ee ka hadlay kulanka, ayaa uga mahadceliyay Dowladda inay xili hore ka dhabeysay hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda. Madaxweyne ku-xigeenka waxaa ku weheliyay Xafladda Madaxweyneyaashii hore ee maamulka Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Goleyaasha Dowladda Puntland, Guddiga KGM ah ee Doorashooyinka Puntland, Madaxda Ururada Siyaasadda ee Shahaadooyinka la siiyey, Xafiiska Xuquuqul Insaanka, Ururada Bulshada, Haween iyo Dhallinyaro

          



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip