Wasiir hore Juxa" Heshiis siyaasadeed boos ugama bannaana gole shacab oo waqtigoodii dhacay"

0
Saturday August 15, 2020 - 17:57:48 in Wararka by
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir hore Juxa" Heshiis siyaasadeed boos ugama bannaana gole shacab oo waqtigoodii dhacay"

    Cabdi Faarax Saciid Juxa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu doonaayo in uu carqaladeeyo Shirka Dhuusamareeb uga furmi doona Madaxda maamulada iyo dowladda dhexe ee doorashooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdi Faarax Saciid Juxa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu doonaayo in uu carqaladeeyo Shirka Dhuusamareeb uga furmi doona Madaxda maamulada iyo dowladda dhexe ee doorashooyinka.      

Waxaa uu sheegay in heshiiska lagu gaaro Dhuusamareeb aan dib loogu soo celin karin Golaha Shacabka oo uu sheegay in Waqtigoodii uu dhamaaday.

          "Madaxweyne Farmajo wuxuu Golaha shacabka ka horsheegay inuu wixii Dhuusamareeb lagu gaaro uu iyaga kusoo celinayo oo ay ereyga ugu dameeya ee doorashada iyagu leeyihiin. Tani marna maaha inay suurtogasho. "Wixii Dhuusamareeb lagu gaaro waa inay ku ekaadaan Dhuusamareeb.” Heshiis siyaasadeed boos ugama bannaana gole shacab oo waqtigoodii dhacay” ayuu yiri Juxa.

       Waxaa uu intaasi kusii daray”Doorasho dadban oo heshiis lagu yahay keli ah ayaa maanta suurtogal ah. Golaha shacabku dib ha ugu noqdaan goboladooda oo kalsooni cusub ha weydiistaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip