Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo ku wajahan magaalada Dhuusamaeeb

0
Sunday August 16, 2020 - 08:08:50 in Wararka by
  • Visits: 168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo ku wajahan magaalada Dhuusamaeeb

    Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid Cabdullaahi (Deni) iyo Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo ku sugan magaalooyinka Jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid Cabdullaahi (Deni) iyo Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo ku sugan magaalooyinka Jabuuti iyo Nairobi ayaa la filayaa inay ka soo laabtaan oo dib ugu laabtaan Garowe iyo Kismaayo, halkaasoo ay ka soo ambabixi doonaan. Kulanka Dhuusamareeb 3 oo lagu waday in shalay oo Sabti ahayd ka furmo magaalada Dhuusamareeb ayaa wararku ay sheegayaan in laga yaabo inuu maanta furmo shirkaas.    

       Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Saciid Deni uu maalinta berri imaanayo Dhuusamareeb, halka Madaxweynaha Axmed Madoobe uu isna imaan doono ugu dambeyn illaa maalinta Arbacada ee soo socoto.

       Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan Madaxweynaha Dowlada Federalka Maxamed Cabdulallaahi Farmaajo, Madaxweynayaasha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo martigeliyaha madasha ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip