Sawirro: Ciidanka Danab oo soo badbaadiyay Carruur ay heysteen Al-Shabaab

0
Saturday August 15, 2020 - 14:38:17 in Wararka by
  • Visits: 309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Ciidanka Danab oo soo badbaadiyay Carruur ay heysteen Al-Shabaab

    Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen illaa 33 carruur ah oo ay heysteen Al-Shabaab, ka dib howlgal ay shalay ka sameeyeen degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Kumaandooska ee Danab ayaa sh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen illaa 33 carruur ah oo ay heysteen Al-Shabaab, ka dib howlgal ay shalay ka sameeyeen degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Kumaandooska ee Danab ayaa shalay howlgal ku qaaday degmada Kuntuwaarey, waxaana Ciidamada si taxadar leh gudaha ugu galeen Kuntuwaarey oo muddo sanado ah Al-Shabaab heysteen. Warbaahinta afka dowladda ku hadasha ayaa soo bandhigtay sawirada Ciidanka Kumaandooska oo gudaha u galaya Kuntuwaarey iyo iyagoo carruur yar yar u qeybinaya buskud. Carruurta ay Al-Shabaab heystaan ayaa la sheegay in waalidiintooda laga kaxeystay, waxaana lagu hayay xarun ku taallay degmada Kuntuwaarey. Howlgalka Ciidanka Danab..

   




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip