Wararka

Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Amisom oo la wareegay degaanka Janaa-Cabdala

0 Visits: 266 | Wednesday September 02, 2020 - 23:16:52
Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa Amisom oo Magaalada Afmadow ka baxay saaka ayaa gaaray Deegaanka Janaa-Cabdala oo ah halka kala barta magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Degaankaan Janaa- Cabdala ayaa waxaa horey u maamuli jiray kooxda Al-shabaab oo u adeegsan…

Read More »

Qaramada Midoobay oo kulan heer sare ah u qabanaysa madaxda dowlad federalka iyo dowlad goboleedyada

0 Visits: 230 | Wednesday September 02, 2020 - 23:13:07
Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay kulan heer sare ah u qabandoonto Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda federalka Soomaaliya, kulankaas oo loogu tala galay sanadguuradii 75aad ee 21 Sebtember oo ku astaysan maalinta nabada adduunka. Kulankaan ayaa hoggaamiyeyaasha adduunku oo qeyb ka yihiin…

Read More »

Duqa Muqdisho oo u dabaaldegay sanad ka dib magacaabidiisii (SAWIRRO)

0 Visits: 231 | Wednesday September 02, 2020 - 20:20:33
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu xusaayo sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegatay markii uu xilka la wareegay. Munaasabadda oo ka dhacday Xarunta Dhalinyarada ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa…

Read More »

eneral Diomede Ndegeya oo loo magacaabay Taliyaha Amisom

0 Visits: 233 | Wednesday September 02, 2020 - 20:16:33
General Diomede Ndegeya ayaa noqonaya Taliyaha cusub Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, ka dib markii uu xilkaasi kala wareegay Taliyihii hore ee Amisom, General Tigabu Yilma. General Diomede Ndegeya oo u dhashay dalka Burundi ayaa xilka kala wareegay General Tigabu Yilma, oo u dhashay dalkaasi…

Read More »

Cawad: Soomaalida waxay noqoneysaa qowmiyadda ugu faa'iidada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Geeska Afrika

0 Visits: 229 | Wednesday September 02, 2020 - 20:08:35
Axmed Ciise Cawad, Sii Hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa sheegay in Soomaalida ay noqon doonto qowmiyadda faa'iidada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Geeska Afrika. "Soomaalida waxay noqoneysaa qowmiyadda ugu faa'idada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Bariga iyo Geeska Afrika."…

Read More »

Qoorqoor iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jabuuti

0 Visits: 234 | Wednesday September 02, 2020 - 19:59:45
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta gaaray Magaalada DJabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti. Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu soo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdig iisa masuuliyiin kala duwan oo ugu horreeyo…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Urur Goboleedka IGAD

0 Visits: 247 | Wednesday September 02, 2020 - 19:54:28
Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Soomaaliya mudan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa fogaan arag kaga qeyb galay kulan heer Wasiiro ah ee dalalka urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayay saameynta dhaqaale uu cudurka COVID-19 ku reebay dalalka IGAD.

Read More »

Prof. Cabdi Ismaacil Samatar oo shaaciyey arrin yaab leh oo ay ku adkeysanayaan Axmed Madoobe iyo Deni?

0 Visits: 243 | Wednesday September 02, 2020 - 19:48:06
Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland oo si weyn uga soo horjeeda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan ku sugan Muqdisho, iyaga oo wada-hadallo kula leh Madaxweyne Farmaajo. Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ayaa qaba tabasho ay ka muujinayaan heshiiskii lagu gaaray magaalada Dhuusamareeb,…

Read More »

Ciidan Cusub oo Tababar looga furay Dugsiga tababarka kumaandooska Danab

0 Visits: 267 | Wednesday September 02, 2020 - 19:43:05
Waxa tababar loo furay ku dhawad 300 ciidana ah, kuwaas oo Looga furay Dugsiga tababarka ciidamada kumaandooska Danab ee Balidoogle. Waxana Tababarka u furay Abaanduulaha Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/Le Axmed C/laahi Nuur Beer yare iyo Sarakiil kale ee…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Yamamoto oo ka wada-hadlay qodob xasaasi ah

0 Visits: 180 | Wednesday September 02, 2020 - 19:27:52
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qaabilay safiirka dowladda Mareykanka u jooga gudaha Soomaaliya, Ambassador Donald Yamamoto, iyagoo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa diirada lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka,…

Read More »

Madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ah oo kulan yeeshay

0 Visits: 185 | Wednesday September 02, 2020 - 19:16:33
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo iyo Madaxda Madasha xisbiyada Qaran ayaa kulan xasaasi ah waxaa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho gaar ahaan guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

Read More »

Villa Somalia oo ka hadashay kulanka Farmaajo, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

0 Visits: 174 | Wednesday September 02, 2020 - 19:11:19
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa si rasmi ah u furi doona wadahallada arrimaha doorashada ee u dhaxeeya dowladda dhexe, Jubbaland iyo Puntland. Kulankaan oo horay loo sii qorsheeyay, waxaa si hordhac ah uga hadlay agaasimaha madaxtooyada Cabdinuur Maxamed…

Read More »

QOOR QOOR oo dibedda u safray xilli uu muran ka jiro heshiiskii Dhuusamareeb 3

0 Visits: 185 | Wednesday September 02, 2020 - 18:58:30
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta u duulaya dalka Jabuuti, waxaana la sheegay in safarkiisa uu la xiriiro arrimaha dhismaha dekedda Hobyo. Wararka la helayo waxey sheegayaan in Axmed Qoor-Qoor uu dowladda Jabuuti weydiisan doono sidii ay gacan uga geysan…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo daah furay Manhajka Waxbarashada Dugsiyada Sare

0 Visits: 221 | Wednesday September 02, 2020 - 18:45:20
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Wasiirrada iyo Agaasimeyaasha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daah-furay Manhajka Waddaniga ah ee Dugsiyada Sare ee dalka. Madaxweynaha ayaa…

Read More »

Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

0 Visits: 182 | Wednesday September 02, 2020 - 18:34:30
Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya ay weerar jidgal ah…

Read More »

Maamulka Puntland oo Irdaha isugu laabay afar dugsi sare

0 Visits: 230 | Wednesday September 02, 2020 - 18:17:41
Wararka aan ka helayno Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu Al-baabada u laabay Dugsiyo ku yaalla magaaladaas. Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa irridaha isugu laabay afar dugsi sare oo ku magaalada Gaalkacayo, kuwaas oo dowladdu ku eedaysay…

Read More »

Dowladda oo sheegtay inay xadideyso Ajaanibta soo gasha dalka

0 Visits: 229 | Wednesday September 02, 2020 - 10:56:58
Agaasimaha hay'adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo faahfaahin ka bixyey ahmiyadda shirka laamaha hay'adda uga furmay caasimadda Galmudug, ayaa sheegay in ay uga muhiimsan tahay isku xirka hay'adda Socdaalka iyo jinsiyadaha, si loo ogaado…

Read More »

Talyaaniga oo taageero u ballan qaaday Galmudug

0 Visits: 204 | Wednesday September 02, 2020 - 10:55:43
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Safiirka ku xigeenka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya H.E Fabio. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa la wadaagay Safiir Ku xigeenka guulaha muhiimka ah ee maamulka cusub gaar ahaan natiijadii…

Read More »

Cumar Filish oo shaaciyay sababta uu u fulin waayay balan qaad ahaa furista wadooyinka

0 Visits: 269 | Wednesday September 02, 2020 - 10:53:27
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sanad kadib magacaabistiisii waxaa uu ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay iyo balan qaadyo uu sameeyay markii uu xilka la wareegay ee uu fulin waayay. Waxaa uu sheegay in markii uu xilka la wareegay,kadib magacaabistii…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 2-SEP-2020

1 Visits: 904 | Wednesday September 02, 2020 - 10:37:41
Beyle oo Ururka Jaamacadda Carabta kala hadlay Arrimaha Deyn Cafinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaal iya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa shee gay inuu Shalay kulan la yeeshay xubno ka so cday ururka Jaamacad da carabta.Kulanka an ayaa ku dhacay qa ab dhanka internerka ah, waxaana Ururka Jaamacadda…

Read More »