Qoorqoor iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jabuuti

0
Wednesday September 02, 2020 - 19:59:45 in Wararka by
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoorqoor iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jabuuti

    Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta gaaray Magaalada DJabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti. Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu soo dhaweeyay madaxwe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta gaaray Magaalada DJabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti. Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu soo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdig iisa masuuliyiin kala duwan oo ugu horreeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Jabuuti, wasiiro iyo xubno kale oo ka tirsan Dowladda Jibuuti, Danjiraha Jabuuti u fadhiya Muqdishu iyo masuuliyiin sare. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray dalka Jabuuti halkaas oo uu shirar muhiim ah kula yeelan doono madaxda Jabuuti.

        ..




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip