Madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ah oo kulan yeeshay

0
Wednesday September 02, 2020 - 19:16:33 in Wararka by
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ah oo kulan yeeshay

    Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo iyo Madaxda Madasha xisbiyada Qaran ayaa kulan xasaasi ah waxaa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho gaar ahaan guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo iyo Madaxda Madasha xisbiyada Qaran ayaa kulan xasaasi ah waxaa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho gaar ahaan guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxda Xisbiyada Qaran, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aaden iyo Wafdiga Madaxweynaha oo ka koobnaa Wasiiro, Xildhibaano, La taliyeyaal iyo Saraakiil Madaxtooyo.

Intii uu kulanku socday ayaa lagu faaqiday arrimo xasaasi ah oo la xariira shirka la filayo in muqdisho uga furmo Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland.

     



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip