Cawad: Soomaalida waxay noqoneysaa qowmiyadda ugu faa'iidada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Geeska Afrika

0
Wednesday September 02, 2020 - 20:08:35 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cawad: Soomaalida waxay noqoneysaa qowmiyadda ugu faa'iidada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Geeska Afrika

    Axmed Ciise Cawad, Sii Hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa sheegay in Soomaalida ay noqon doonto qowmiyadda faa'iidada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Geeska Afrika. "Soomaalida waxay noqoneysaa qowmiyadda ugu faa'idada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Ciise Cawad, Sii Hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa sheegay in Soomaalida ay noqon doonto qowmiyadda faa'iidada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Geeska Afrika. "Soomaalida waxay noqoneysaa qowmiyadda ugu faa'idada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Bariga iyo Geeska Afrika." Ayuu yiri Sii Hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda.      Wasiir Cawad ayaa warkan ku sheegay muuqaal saaka lagu daabacay barta Machadka Heritage uu ku leeyahay shabakadda bulshada wax ku qorto ee Twitter-ka.

Halkan ka daawo muuqaalka Wasiirka

Soomaalida waxay noqoneysaa qowmiyadda ugu faa'idada badan iskaashi kasta oo ka dhaca Bariga iyo Geeska Afrika. — Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya pic.twitter.com/mvmEHydEbv



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip