Ciidan Cusub oo Tababar looga furay Dugsiga tababarka kumaandooska Danab

0
Wednesday September 02, 2020 - 19:43:05 in Wararka by
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidan Cusub oo Tababar looga furay Dugsiga tababarka kumaandooska Danab

    Waxa tababar loo furay ku dhawad 300 ciidana ah, kuwaas oo Looga furay Dugsiga tababarka ciidamada kumaandooska Danab ee Balidoogle. Waxana Tababarka u furay Abaanduulaha Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa tababar loo furay ku dhawad 300 ciidana ah, kuwaas oo Looga furay Dugsiga tababarka ciidamada kumaandooska Danab ee Balidoogle. Waxana Tababarka u furay Abaanduulaha Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/Le Axmed C/laahi Nuur Beer yare iyo Sarakiil kale ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Ayagoo halkaas lagu siin doono Tababar aad u heer sare ah sida ay sheegeen Sarakiisha tababarka bixinaya. Waxana siibadana dhalin yarada Aqoonta leh ee kuso biraya ciidanka xoogga Dalka soomaaliyeed, kuwaas oo sanadahii danbe ku biirayay Ciidanka dalka. Dhallinyarada ku biiraya Ciidanka ayaa isugu jira Heer jamacaded iyo Xerfad yaqaaniin ah kuwaas oo u muhiin ah ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed, waxaana Saraakiisha Tababarka bixinaya ay warbaahinta u sheegeen in Ciidanka Cusub ay mas'uuliyad gooni ah iska saari doonan.
             


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip