eneral Diomede Ndegeya oo loo magacaabay Taliyaha Amisom

0
Wednesday September 02, 2020 - 20:16:33 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    eneral Diomede Ndegeya oo loo magacaabay Taliyaha Amisom

    General Diomede Ndegeya ayaa noqonaya Taliyaha cusub Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, ka dib markii uu xilkaasi kala wareegay Taliyihii hore ee Amisom, General Tigabu Yilma. General Diomede Ndegeya oo u dhashay dalka Burundi ayaa xilka kal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

General Diomede Ndegeya ayaa noqonaya Taliyaha cusub Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, ka dib markii uu xilkaasi kala wareegay Taliyihii hore ee Amisom, General Tigabu Yilma. General Diomede Ndegeya oo u dhashay dalka Burundi ayaa xilka kala wareegay General Tigabu Yilma, oo u dhashay dalkaasi Itoobiya. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday Xarunta Taliska Amisom ee Xalane ayuu xilkan kula wareegay Taliyaha cusub, xilli uu goobjoog ka ahaa Wakiilka Midowga Afrika ee Somaliya ahna Madaxa Hawlgalka Amisom, Amb. Francisco Caetano Madeira.        General Diomede Ndegeya ayaa saxiixay dokumentigii uu xilka kula wareegayay, halka General Tigabu Yilma uu isna saxiixay dokumentiga uu xilka ku wareejinayo.

Wadamada Midowga Afrika ee ciidamadu ka jooggaan Somaliya ayaa hoggaanka ciidamada waxaa marba qabta saraakiisha dalalkaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip