Wararka

Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Shaaciyay

0 Visits: 190 | Saturday November 07, 2020 - 18:42:40
Guddiga Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa Maanta oo sabti ah soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo maalmaha soo socda la qabanayo. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddiga Doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in Diiwaan-gelinta Musharixiinta…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-nov-2020

0 Visits: 708 | Saturday November 07, 2020 - 10:47:01
.

Read More »

Al-shabaab oo sheegay soo bandhigay hub ay sheegeen inay ka fureen ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya ku sugan

0 Visits: 222 | Saturday November 07, 2020 - 08:34:47
Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay hub ay sheegatay in laga qabsaday Ciidamada Maraykanka & ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya intii uu socday weerar ka dhacay tuulada Gendershe, ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Gobolka Banaadir oo wali wadda dadaallada biyaha looga qaadayo wadooyinka

0 Visits: 216 | Saturday November 07, 2020 - 08:31:01
Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan ayaa caawa soo kormeeray wadooyinka waa-weyn ee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo maalmihii u danbeeyay saameyn ku yeeshay biyo-dhiga Roobabkii ka da'ay Muqdisho, iyadoona Maamulka Gobolka…

Read More »

Doorashada Mareykanka – Donald Trump oo ay kasoo xirmeen albaabada guusha

0 Visits: 222 | Saturday November 07, 2020 - 08:28:08
Doorashada Mareykanak ayaan weli si rasmi ah loogu kala bixin, hase yeehee waa ay caddahay inuu ku guuleysanayo madaxweyne ku-xigeenkii hore Joe Biden. Biden ayaa ku horreeya afar ka mid ah shanta gobol ee aan weli la go'aamin, wuxuuna u baahan yahay inuu ku guuleysto hal ama laba ka mid ah, ayada…

Read More »

Qoys Hindi ah oo dacwo ka ah seyga gabadhooda oo ku dhibaateysan Soomaaliya

0 Visits: 201 | Saturday November 07, 2020 - 08:22:46
Qoys kasoo jeeda magaalada Hyderabad ayaa dowladda Hindiya ka codsaday in laga saacido dib usoo celinta gabadhooda, oo sida ay sheegeen dhibaato ku dareemeysa gudaha Soomaaliya. Qoyskaan Muslim-ka ah waxey ka walaacsan yahiin xaaladda gabadhooda oo shan caruur ah u dhashay nin Soomaali ah kaas oo lagu…

Read More »

Al-Shabaab Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayen Ciidamo

0 Visits: 209 | Saturday November 07, 2020 - 08:17:51
Wararka aan ka heleyno Magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas habeenkii xalay aheyd uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Kenya iyo Al-shabaab. Dagaalkan ayaa bilowday, kadib markii dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen…

Read More »

Dowladda Turkiga oo bixisay qeyb ka mid ah deyntii ay IMF ku lahayd Soomaaliya

0 Visits: 235 | Saturday November 07, 2020 - 08:14:39
Dowladda Turkiga ayaa bixisay lacag gaareysa 3.4 milyan oo dollar oo ka mid ah deynta ay hay'adda lacagta adduunka ee IMF ku leedahay Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xukuumadda Ankara.

Read More »

Golaha Shacabka oo la horgeynaayo Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19

0 Visits: 232 | Saturday November 07, 2020 - 08:09:01
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 7/11/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah: Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada…

Read More »

Akhriso:-Magacyada Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS Ee Somaliland

0 Visits: 282 | Saturday November 07, 2020 - 07:53:52
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.

Read More »

Keydka hubka gobolka Tigreeda oo duqeymo lagu bilaabay

0 Visits: 235 | Saturday November 07, 2020 - 07:50:09
Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in duqeymo lagu bartilmaameedsaday bakhaaro uu hub ku keydsanaa oo ku yaalla gobolka Tigreeda ee waqooyiga dalkaasi. Ra'iisul wasaaraha ayaa intaa Ku daray in duqeymahaasi lagu burburiyay tiro madaafiic oo goobtaasi ku keydsanaa. Balse…

Read More »

Faah faahinol aga helaayo:- Qaraxii caawa Wasiir Duraan lagula eegtay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 258 | Friday November 06, 2020 - 23:26:56
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Duraan Axmed Faarax ayaa caawa ka badbaaday qarax lagula eegtay Magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa gaadiid uu la socday Wasiirka waxaa lagula eegtay agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim Salaad Xasan. Askar la socotay…

Read More »

Ammaanka Musharrax Joe Biden oo la adkeynayo

0 Visits: 209 | Friday November 06, 2020 - 19:32:18
Wargeyska caanka ee Washington Post ayaa saakay daabacay war sheegaya in Waaxda Sirdoonka Mareykanka ee loo yiqaano "The Secret Service" ay qorsheynayaan in ay ilaalo gaar ah u diraan musharaxa Madaxweyne Joe oo loo maleynayo in uu ku guuleysto tartanka uu ugu jiro qabashada xilka Madaxweynaha…

Read More »

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo la fasaxay mudda saddex maalmood ah

0 Visits: 235 | Friday November 06, 2020 - 19:30:54
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa fasax la geliyay mudda saddex maalmood ah, si ay u soo akhriyaan Xeerka Isgaarsiinta Puntland, oo ay Golaha u gudbisay Wasaaradda warfaafinta. Guddoonka Baarlamanka, ayaa xildhibaannada ku wargeliyay, in ay fasax yihiin mudda saddex maalmood ah laga…

Read More »

Dagaal Ciidanka Xoogga Dalka iyo Al-shabab u Dhaxeeya oo Ka Qarxay Galgaduud

0 Visits: 275 | Friday November 06, 2020 - 19:29:41
Ciidanka xoogga dalka ah oo kaashanayo kuwo ka tirsan Galmudug ayaa howl-gallo ka dhan ah Al-shaab maanta kawada deegaanka Cada-xaar oo Bulacle ka xiga Qoraxsin Waqooyi magaalada dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, halkaas oo dagaal xoogan uu ka socdo oo u dhaxeeyo labada dhinac. Saraakiisha howlgalkan…

Read More »

Donald Trump oo qabtay shir jaraa'id oo ka yaabiyey dadweynaha Mareykanka

0 Visits: 243 | Friday November 06, 2020 - 19:28:24
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay qabtay shir jaraa'id oo ka yaabiyey dadka Mareykanka, isaga oo billaabay weerar xun oo uu ku faafiyey eedo aan wax caddeymo ah loo hayn oo ah in laga xadayo guusha doorashada Mareykanka. "Waxay isku dayayaan inay xadaan doorashada," ayuu Trump…

Read More »

Maxaa iska beddali doona go'aankii Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israel haddii laga guuleysto?

0 Visits: 258 | Friday November 06, 2020 - 19:27:12
Mas'uul hore uga tirsanaa dowladda Sacuudiga ayaa saadaaliyay ineysan waxba iska badali doonin go'aankii uu Donald Trump ku ogolaaday inuu Qudus ugu aqoonsado caasimadda Yahuuda, haddii looga adkaado doorashada Mareykanka. Turki Al-Faisal, oo mar soo noqday madaxa mukhaabaraadka Sacuudiga, wuxuu…

Read More »

Joe Biden oo la wareegay hoggaanka tirinta codadka gobolka Pennsylvania

0 Visits: 250 | Friday November 06, 2020 - 19:25:03
Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden ayaa qabtay hoggaanka tirada codadka gobolka muhiimka ee Pennsylvania, waxaana iska cad inuu noqon doono madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka. Gobolkan ayaa leh 20 cod oo ka mid ah kuwa loo yaqaan Electroral Collage ee lagu hanto xilka madaxweynaha,…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo Kormeeray xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom

0 Visits: 270 | Friday November 06, 2020 - 19:23:22
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom, isagoo ku boggaadiyay Saraakiisha Turkiga tababarka ay siinayaan Ciidamadda. Ra'iisul Wasaare Rooble oo kormeeray qeybaha kala duwan ee xarunta ayaa ku tilmaamay…

Read More »

Abiy Ahmed oo war is-beddel ah kasoo saaray dagaalka gobolka Tigray-ga

0 Visits: 230 | Friday November 06, 2020 - 19:18:26
Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta isku dayey inuu hoos u dhigo cabsida laga qabo dagaal lagu hoobto oo ka dhaca gobolka Tigray ee dalkaas, oo ciidamada militariga ay howlgal ka billaabeen. Abiy ayaa sheegay in howlgalka militari ee gobolka Tigray uu leeyahay ujeedooyin xaddidan.…

Read More »