Dagaal Ciidanka Xoogga Dalka iyo Al-shabab u Dhaxeeya oo Ka Qarxay Galgaduud

0
Friday November 06, 2020 - 19:29:41 in Wararka by
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Ciidanka Xoogga Dalka iyo Al-shabab u Dhaxeeya oo Ka Qarxay Galgaduud

    Ciidanka xoogga dalka ah oo kaashanayo kuwo ka tirsan Galmudug ayaa howl-gallo ka dhan ah Al-shaab maanta kawada deegaanka Cada-xaar oo Bulacle ka xiga Qoraxsin Waqooyi magaalada dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, halkaas oo dagaal xoogan uu ka s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka ah oo kaashanayo kuwo ka tirsan Galmudug ayaa howl-gallo ka dhan ah Al-shaab maanta kawada deegaanka Cada-xaar oo Bulacle ka xiga Qoraxsin Waqooyi magaalada dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, halkaas oo dagaal xoogan uu ka socdo oo u dhaxeeyo labada dhinac. Saraakiisha howlgalkan hoggaaminaysa oo la hadlay idaacadda ciidamada ayaa sheegay inuu yahay mid qorshihiisa howlgalkaan la diyaariyey lana sii wadi doono inta Al-Shabaab laga saarayo deegaannada ay kaga sugan yihiin dowlad goboleedka Galmudug. Ciidamada xoogga dalka iyo Alshabab ayaa dhowr jeer ku dagaalamay gobolka, iyadoo madaxda maamulka Galmudug oo gaaray jiidda hore ee dagaalka waxaa ay ku baaqeen in la garab isaago ciidamada howlgalka ka wada waxaana sidaas yiri wasiirka warfaafinta maamulkaasi. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip