Golaha Shacabka oo la horgeynaayo Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19

0
Saturday November 07, 2020 - 08:09:01 in Wararka by
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Shacabka oo la horgeynaayo Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19

    Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 7/11/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah: Warb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 7/11/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah: Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada Warbixin ku Saaabsan Saameynta Covid 19 ee Ganacsiga Akh2aad ee H/Sh Socdaalka Somalia Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

..



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip