Al-shabaab oo sheegay soo bandhigay hub ay sheegeen inay ka fureen ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya ku sugan

0
Saturday November 07, 2020 - 08:34:47 in Wararka by
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo sheegay soo bandhigay hub ay sheegeen inay ka fureen ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya ku sugan

    Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay hub ay sheegatay in laga qabsaday Ciidamada Maraykanka & ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya intii uu socday weerar ka dhacay tuulada Gendershe, ee gobolka shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay hub ay sheegatay in laga qabsaday Ciidamada Maraykanka & ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya intii uu socday weerar ka dhacay tuulada Gendershe, ee gobolka shabeelaha Hoose.
Al-shabaab ayaa sheegtay in gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo uu ka xaynayay dagaalyahan naftiis halige ah lagu weeraray ciidamo isugu jiray American iyo ciidamada loo yaqaan Alpha Group.

War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Al-shabaab waxaa lagu sheegay in weerar kaas ay ku dhinteen 5 askari oo uu ku jiro askari American ah.

Afhayeenka howlgallada kooxda Al-shabaab, Cabdicasiis Abu Muscab ayaa sheegay in ay weerarkaan ay ugu talo galeen sidii ay uga hortagi lahaayeen weerar lala damacsanaa in lagusoo qaado kooxdooda.


Dowladda Soomaaliya iyo howlgalka Maraykanka weli kama hadlin sheegashada Al-shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip