Wararka

Wasiirka Gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriye oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Jowhar

0 Visits: 179 | Sunday November 08, 2020 - 19:18:15
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta gaartay magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Read More »

Hoggaamiyaha xisbiga Sahan Guuleed oo walaac ka muujiyay guddiyada doorashada dalka

0 Visits: 177 | Sunday November 08, 2020 - 19:04:37
Xisbiga SAHAN ee uu hoggaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si gaar ah u soo saaray war saxaafadeed uga hadlayo Guddiyada doorasho ee dhowaan la magacaabay.

Read More »

Duqa magaalada Muqdisho oo dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 199 | Sunday November 08, 2020 - 18:59:14
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magala da Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka, ka dib markii toddobaadyadii la soo dhaafay safar dibbada ah dalka uu uga maqnaa. Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa Garoonka diy aaradaha Aadan Cadde ku…

Read More »

Saddex qodob oo aad uga adkaan karto walaaca iyo walbahaarka

0 Visits: 209 | Sunday November 08, 2020 - 18:52:51
Noloshu waxay ku wanaagsantahay caafimaad qab, haddii aad dareemeyso in badqabkaaga maskaxeed ay wax ka qaldanyihiin mararka qaar waxaa jira tallaabooyin Seynisku taageeray oo aad uga fogaan karto walaaca iyo walbahaarka umana baahnid inaad hesho warqad dhaqtar si aad u sameyso. Tallaabooyinkaas oo…

Read More »

Madaxweynihii Gobolka Amxaarada oo iscasilay

0 Visits: 215 | Sunday November 08, 2020 - 18:33:47
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Madax weynihii Ismaamulka Amxaarada Temesgen Tiruneh uu iscasilay. Sida ay baahisay wakaaladda wararka Qaranka Itoobiya ee EBC, Temesgen Tiruneh ayaa warqadiisa istiqaalada u gudbiyay Baarlamaanka Ismaamulka Amxaarada. Kulan Degdeg ah oo yeesheen Baarlamaanka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 8-nov-2020

0 Visits: 252 | Sunday November 08, 2020 - 10:07:08
.

Read More »

Dowladda Oo Bilaawday Wejiga Labaad Ee La-Dagaallanka Ayaxa

0 Visits: 190 | Sunday November 08, 2020 - 08:34:49
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfuray wejiga labaad ee buufinta iyo la dagaallanka Ayaxa oo laga fulin doono Gobolada Koonfureed ee dalka. 30 Degmo oo ka mid ah maamulada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa loo dhoofin doona qalabkan oo ay Wasaaradda…

Read More »

Wariye ku geeriyooday qarax loogu xiray Gaarigiisa

0 Visits: 198 | Sunday November 08, 2020 - 08:31:55
Wariyihii hore ee telefishanka Dowladda Afgaanistaan iyo laba qof oo kale oo rayid ah ayaa lagu dilay qarax bam oo ka dhacay Kabul halka dad kale ay qaraxaasi ku dhaawacmeen.

Read More »

Weeraro Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Xalay Ka Dhacay Galgaduud

0 Visits: 190 | Sunday November 08, 2020 - 08:29:25
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay duleedka barri ee deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo geysteen rag maleeshiyaad ah.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo war kasoo saaray natiijada doorashada Mareykanka xilli Trump uu diidan yahay

0 Visits: 193 | Sunday November 08, 2020 - 08:24:59
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden oo shalay ku guuleystay tartankii uu la galay Donald Trump. Farmaajo, oo qoraal soo dhigay twitter-ka, ayaa sidoo kale u hambalyeeyey madaxweyne ku-xigeenka la doortay ee Mareykanka…

Read More »

Donald Trump oo diiday inuu ogolaado in laga adkaaday, tallaabo-na qaadaya Isniinta

0 Visits: 216 | Sunday November 08, 2020 - 08:21:34
Donald Trump ayaa diiday inuu aqablo natiijada doorashada madaxweynaha Mareykanka, kadib markii lagu dhowaaqay inuu ku guuleystay Joe Biden. Trump, oo golf ku cayaarayey Waqooyiga Gobolka Virginia ee deriska la ah Washington markii tratnka lagu kala baxay, ayaa soo saaray bayaan isaga oo isku dayaya…

Read More »

Doorashada Mareykanka 2020: Waa kuma Joe Biden? - Muddo 50 sano ah raadinayay madaxtinimada Mareykanka

0 Visits: 677 | Saturday November 07, 2020 - 23:32:30
Waa musharax ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada madaxtinimada Mareykanka, kaas oo Donald Trump uga guuleystay doorashada, wuxuuna noqonayaa madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka. Sida ay sheegayaan taageerayaashiisa, wuxuu muddo tobonaan sano ah ka soo shaqeeyay siyaasadaha arrimaha dibadda, waana…

Read More »

What happens to Donald Trump now? Wil he make a concession speech after losing the 2020 election

0 Visits: 617 | Saturday November 07, 2020 - 21:30:26
Mr Biden won't immediately be handed the keys to the White House - and Trump doesn't look set to go quietly. The 45th US President declared himself the winner on election night and has signalled that he will file several lawsuits against states on fraudulent voting activity - a claim that he…

Read More »

Prof. Dufle oo ka badbaaday isku day dil

0 Visits: 206 | Saturday November 07, 2020 - 21:07:57
Qarax noociisa lagu sheegay miino wadada dhinaceeda la dhigay ayaa caawa lala beegsaday gaariga Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo marayey wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Soomaali dhaawac & boob hantiyadeed loogu geystay Koonfur Afrika

0 Visits: 225 | Saturday November 07, 2020 - 21:03:14
Weerar loo adeegsaday Mindiyo (Tooreey) oo ka dhacay Magaalada Bredasdorp oo qiyaastii (184,7 km) u jirta Magaalada Cape Town ee Dalkan Koonfur Afrika, ayaa lagu dhaawacay Xasan Cumar Jaliil, halka jirdil xoog leh loo gaystay Dhallinyarado la joogtay Goobtiisa Ganacsiga. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay…

Read More »

Maxay Tahay Sababta Ay Somaliland U Mamnuucday Gaadiidka Vits-Ta?

0 Visits: 244 | Saturday November 07, 2020 - 20:51:20
,

Read More »

Koonfur galbeed oo mamnuucday isticmaalka iyo ka ganacsiga daawada Tramandol

0 Visits: 248 | Saturday November 07, 2020 - 20:47:14
Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa mamnuucay isticmaalka daawada Tramandol kadib markii maamulku sheegay in hab qaldan oo loo isticmaalay ay ka dhalatay dhibaatooyin caafimaad.

Read More »

Uhuru Kenyatta & dhiggiisa Talyaaniga oo kulan xasaas ah yeeshay

0 Visits: 231 | Saturday November 07, 2020 - 20:39:53
,

Read More »

BREAKING NEWS: Joe Biden elected president

0 Visits: 1028 | Saturday November 07, 2020 - 20:32:44
Former Vice President Joe Biden with Sen. Kamala Harris in Wilmington, Del. (Carolyn Kaster / AP Photo) Joe Biden will become the 46th president of the United States, CNN projects, after a victory in the state where he was born put him over the 270 electoral votes needed to win. With Pennsylvania's…

Read More »