Wariye ku geeriyooday qarax loogu xiray Gaarigiisa

0
Sunday November 08, 2020 - 08:31:55 in Wararka by
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye ku geeriyooday qarax loogu xiray Gaarigiisa

    Wariyihii hore ee telefishanka Dowladda Afgaanistaan iyo laba qof oo kale oo rayid ah ayaa lagu dilay qarax bam oo ka dhacay Kabul halka dad kale ay qaraxaasi ku dhaawacmeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariyihii hore ee telefishanka Dowladda Afgaanistaan iyo laba qof oo kale oo rayid ah ayaa lagu dilay qarax bam oo ka dhacay Kabul halka dad kale ay qaraxaasi ku dhaawacmeen.

Yama Siawash wuxuu dhintay markii bam lagu xiray gaarigiisa uu ku qarxay meel u dhow hoygiisa oo ku yaal caasimada Afghanistan,sida uu Saxafiyiinta u sheegay afhayeenka booliska Ferdaws Faramarz.Goobjooge, Mohammad Rafi, ayaa sheegay in Siawash aabihiis iyo walaalkiis ay ahaayeen kuwii ugu horreeyay ee Gaariga oo ololku ka kacay.

Siawash, oo dhowaan ku biiray bangiga dhexe ee Afghanistan isagoo la taliye ah, wuxuu ahaan jiray nin caan ah oo soo bandhiga arrimaha siyaasadda iyo arrimaha ,waxaana ka howlgeli jiray Tolo News, oo ah kan ugu weyn TV-ga gaarka loo leeyahay ee dalka Afghanistan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip