HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 8-nov-2020

0
Sunday November 08, 2020 - 10:07:08 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 8-nov-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
 

Madaxweynaha Soomaaliya oo u Hambalye eyay madaxweynaha cusub ee Maraykanka

     Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay ee dalka Mareykanka, Joe Biden iyo ku xigeenkiisa Kamala Harris.

     Qoraal kooban oo ma daxweyne Farmaajo uu soo dhigay bartiisa twitte rka, ayuu ku sheegay in Soomaaliya ay u rajey neyso madaxweynaha cu sub inuu ku guuleysa to dadaalladaadiisa.

     "Waxaan ka rajeyneynaa iskaashi dhow. Mar aykanka wuxuu xulafo adag iyo bah wadaag la yahay Soomaaliya iyo horumarkeeda,” ayuu ma daxweynaha ku yiri qoraalkiisa.

    Dowladda Soomaaliya ayaa ka filaysa isbedel ka cusub ka dhacay Maraykanka inuu wax ka be delo arrimo badan oo ay kamid tahay inuu Mar aykanku xoojiyo taageerada uu siiyo Soomaa liya. Dowladda Soomaaliya waxay walwal ka qa btay qorshayaal uu damacsanaa madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump, kaasoo doo nayay inuu joojiyo taageerada milatari ee Maray kanku siiyo Soomaaliya.

4tii sano ee uu xilka hayay Trump wuxuu Soo maaliya iyo dalal kale oo muslim ah ka mam nuucay inay dalkiisa u safraan.

Prof. Dufle oo ka badbaaday isku day Dil

    Qarax noociisa lagu sheegay mi ino waddada dhinaceeda la dhigay ayaa Xalay lalabe egsad ay gaariga Prof.Cismaan Maxamud Dufle oo marayey wadada Maka Al-Mukarama ee M/Mu qdisho.Inta la xaqiijiyey laba qof ayey dhawacyo ka soo gaareen qaraxaas, waxuuna burbur xoog leh soo gaaray gaariga Digtoorka, illaa hadana ma cadda in goorta la qarxiyey gaariga uu la so cday Prof. Dufle, balse waxaa la xaqiijiyey inuu bad-qabo.

  Qaraxa ayaa ka dhacay meel aan ka dheereyn taallada Sayidka oo ay Bar Conrtol ku leeyihiin ciidamada ilaalada madaxtooyada Somaliya.

   Prof.Dufle ayaa haatan ah Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ee BFS.

  Dhowr jeer oo hore ayaa sidaan oo kale Qara xyo loola beegsaday Dr. Dufle, balse wax kuma noqon.

Dhinaca kale Al-Shabaab ayaa inta badan Mu qdisho ka fuliya qaraxyada noocaan oo kale ah, waxayna la beegsadaan gaadiidka Mas’uuliyiin ta DFS ay la socdaan, waxaase xusid mudan in khasaaraha ugu badan uu ka soo gaaro shacab ka.

    2 habeen hor ayaa isgoyska KM-4 ee M/Muqd isho qarax noocaan oo kale ah lagula beegsada y kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Wasiirka Sh iyo Arrimaha Bulshada XFS Md.Duraan Faar ax, waxaana looga dhaawacay 2 Askari.

Soomaaliya & Masar oo ka wadlay Arrimo muhiim ah

    Kulanka dhexmaray Wasiirka iyo Wasiir ku xi geenka W/Beeraha  iyo safiirka dalka Masar u fa dhiya Soomaaliya ayaa looga hadlay arimo bad an oo ay ka mid ahaayeyn xoojinta iskaashiga dhanka beeraha ee 2da dal, hirgelinta heshiis ho rey u dhex maray 2da dhinac, taageerida iyo dhiirigelinta beeraleyda Sooma aliyeed, iyo sidii D/ Masar ay uga faa’iideysan lahayd wax soo saar ka dalka, gaar ahaan Mooska oo dib ugu soo laabatay suuqyada caala miga ah. Wasiirka Bee raha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in safiirka ay ka wa da hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga 2 dal ka dhexeeya. "Waxaan ka wada hadalnay xo ojinta iskaashiga, maadaama 2017-kii aan he shiis iskaashi la galnay Wasaaaradda Beeraha Masar, runtii wax badan ayaan ka wada hada lnay”. Ayuu yiri Wasiirka Beeraha dalka.

     Wasiirka ayaa xusay in Dalka Masar ay ka jir to suuq fiican oo dhanka mooska ah, sida uu noo xaqiijiyay Safiirka Masar ee Soomaaliya, ay na xoogga saari doonaan wax soo saarka Mo oska si loogu dhoofiyo dalka Masar.

      Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya Danjire Maxamed Nasar ayaa sheegay inay marwalba garab taaganyihiin Soomaaliya, isla markaana ay qeyb ka qaadaan doonaan horumarinta beer aha Somaliya & kobcinta wax soo saarka dalka.

Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed oo gaaray magaalada Baydhabo

    Wafdi uu hogaaaminayo W/Dastuurka DFS Md.Saalax Axmed Jaamac ayaa Shalay gaarey M/Baydhabo ee Xarunta G/Bay Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soodhawe yay,Wasiiro, Xildhibaano Ka tirsan D/G/K/G/S, qaar ka mid ah Agaasimiyasha Wasaaradaha , iyo Mas’uuliyiin kale.

Muumino Sh.Cumar oo ah G/ku xigeen ka Gud diga Madax Bannaan ee Dastuurka oo qeyb ka ahayd wafdiga Wasiirka ayaa ka mahadcelisay sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey caasimadda KMG ee D/G/K/G.

    Md Saalax Axmed Jaamac ayaa xusay in so cdaalkooda Baydhabo uu la xiriiro geedi socod ka qabya-tirka Dastuurka, magaaladana ay ku qaban doonaan wadatashiyo la xiriira hawlaha dhammaystirka Dastuurka dalka.

     Wafdiga ayaa la kulmi doona madaxda D/G/K/G& Bulshada si ay talooyin ugu biiriyaan geedi socodka dhammaystirka Dastuurka oo sanooyin soo socday.

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo Jabuuti u ambabaxay

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed iyo wafdi uu hoggaa minayo ay aa Shalay ka ambab axay Garoon ka diya ara da ha Aadan Cad de ee M/ Muqdisho.

      Warar la helayo ayaa sheegaya wafdiga la socday ay ku waj ahan yihiin dalka Jabuuti, iyago ona halkaas tegi doona saacadaha soo socda, waxaana Shariif Garoonka ka sagootiyay xubno ka tirsan xisbigiisa.  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa kul amo kala duwan la qaadan doona Mas’ uuliyiinta  ugu sarreysa dowladda Jabuuti, isa goo kala hadli doona arrimo kala duw an oo ah kuwo qorshe ysan. D/Jabuuti oo ay Ciidamo Na bad Ilaalin ka joogaan Soo maa liya, ayaa la sa adaalinaya inay ka mid no qon doonaan dalalka sida weyn u daneyn doono doo rashada dalka Soomaaliya ka dhaceysa dham maadka sana dkaan 2020/2021.

     Sidoo kale Jabuuti waxay aheyd halkii Sh. Shariif lagu doortay sanadkii 2009, xilligaas oo D/Jabuuti martigelisay wada hadaladii u dhax eeyay Isbaheysigii ARS iyo Dowladdii TFG-da oo ugu dambeyn keentay in isku darka 2Baarl amaan oo Mucaaradka iyo dowladda in dowlad Midnimo Qarana la soo dhisay.

Soomaali dhaawac & boob hantiyadeed loo gu geystay Koonfur Afrika

    Weerar loo adeegsaday Mindiyo (Tooreey) oo ka dhacay M/Bredasdorp oo qiyaastii (184,7 km) u jirta Magaalada Cape Town ee Dalkan K/Afr ika, ayaa lagu dhaawacay Xasan Cumar Jaliil, halka jir dil xoog leh loo gaystay Dhall inyarado  la joogtay Goobtiisa Ganacsiga. Goobjoogayaal ay aa waxaa ay she egeen in dhaawaca Xasan uu yahay mid fudud, sidoo kale uu jiro jordin loo ge ystay, isla mar kaana Kooxaha Burcadda ah ay qaateen lacago &Agabkale oo yaalayDukaan ka.

      Md.C/le Jaliil oo ay Walaalo yihiin Muwaad inka Soo maaliyeed ee la dhaawacay ayaa shee gay i  Bo oliska ay helaeen Muuqaal ay duubtay Kaamir ada, oo si toos ah looga dhex aqoonsan karo Burcadda.

M/Bredasdorp, oo ah halka weerarka uu ka dhac ay ayaa ah Magaalo-xeebeed ay Saldhig aad u weyn ku leeyihiin Ciidamada Cirka ee ugu badan ee Koonfur Afrika, waxaana sidoo kale ka mid tahay meelaha ugu Amniga wanaagsan dalkaas.

Xildhibaan Ku Taliyey In La Baabi’iyo Wasaar adda Gargaarka Somaliya

     Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka tirs an GShBFS ayaa soo jeediyay tallo ah in la baa bi’iyo W/Gargaarka XFS. Xildhibaan Jeesoow ay aa waxaa uu sheegay in dalka uusan u baahneyn Hay’ad Garg aar,hayeeshee uu u ba ahan yah ay mid horumarineysa xoolaha la dhaqdo, beeraha ka shaqeyn eysa iyo sida dadka loo barayo abuurka beeraha ee wax soo saarka leh.

     Waxaa uu sheegay Xidlhiba anka inaan baahi loo qabin Hay’addaha Gargaar ka ee la cararayo Galeyda, wuxuuna ku baaqay in la joojiyo waxay abaha dadka niyadda ka dila ya oo ula jeeday dadka gacanta laga quudinayo iyo kuwa gurya ha wax lagu siiyo.

     "Waxaan soo jeedinaa in la baabi’iyo W/Garg aarka Dalkaan uma baahna gargaar ee wuxuu u baahanyahay hormarin hala joojiyo waxayabaha dadka niyadda ka dilaya” ayuu yiri Xil.Jeesoow.

     Ugu dambeyn Xil.Jeesoow ayaa ku baaqay in loo soo jeesto in dadka beeraleyda abuur wa naagsan la siiyo iyo qalabkii ay u adeegsan jari sta dalagyada kala duwan ee la beero.

    Hadalkaan ayuu Xildhibaanku ka sheegay kul an Shalay Xildhibaanada GShBFS ay ku yee sheen Xaruntooda


Jadwalka doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle oo la shaaciyay

     Guddiga doorashada Madaxweynaha & Mad axweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ku dhawaaqay waqtiga la qabanayo door ashada Madaxweynaha Maa mulkaas iyo kuxigeenkiisa.

     Qoraal kasoo baxay guddi ga ayaa waxaa lagu sheegay in diiwaangelinta musharixiinta Madaxweynaha & Madax wey ne kuxigeenka Hir-Shabeelle ay dhacayaan 8 il aa 9 Bisha November, halka hadal jeedinta mu sharixiinta Madaxweynaha & Madaxweyne kux igeenka Hir-Shabeelle ay dhaceyso 10-ka Bi shaan.

      Sidoo kale guddiga doorashada ayaa waxaa ay shaaciyeen in doorashada  Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shab eelle ay dhaceyso 11 Bisha November oo ku aadan Maalinta Arbacadaha ah ee soo socota.

Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Kul an La Qaatay Wafdi Ka Socday Dowladda

      Madaxweyne ku-xigeenka D/G/Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Hay’addaha u xilsa aran Dib-U-Eegista Dastuurka ee DFS.

     Wafdigan oo uu hoggaaminay Wasiir ku-xige enka W/Dastuurka

    Ludfi Shariif Maxamed ayaa waxaa kamid ahaa Guddoomi yaha Guddiga la- socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee BJ FS Senator Cabdi Xasan Cawaale, GG.madax abannaan ee arrimaha Dastuurka  Maxamed Da hir Afrax oo  Dhuusamareeb u tegay dardar-gel inta dib u eegista dastuurka.

     Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa wafdiga ka xog-wareystay safarkood, isagoo intaas kadib kula dardarmay xubnahan inay gu ulo wax ku ool ah ay kasoo hoyaan daddaalada dib u qaabeynta dastuurka JFS inta uusan dham maan muddo xileedka hay’adaha dastuuriga ah.

    Kulankan ayaa waxaa Md.Ciid ku wehlianay ey W/D/Galmudug Daa’uud Macallin iyo wubno Ka tirsan G/Wasiirada D/G/Galmudug.

Cabdi Xaashi Oo Ka Horyimid Guddigii Doora shada Ee Xildhibaanada Somaliland

      Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ka hory imid Guddigii Doorashada Xildhibaanada 2da Aqal ee ka soo jeeda So maliland ee uu Habeen hore magacaabay R/Wasaaraha X. Max amed Xueen Rooble.

     Qoraal kasoo baxay Xaf iiska Guddoomiye Cabdi Xa ashi ayaa lagu sheegay in xubnaha la soo xulay aanay dhex dhexaad aheyn oo aan lagu kal soo naan karin, lana garaneyn meelaha laga keen ay, inta la gar tayna ay ka tirsan yihiin Shaqaala ha Madaxtooyada, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo NISA.

      Cabdi Xaashi ayaa daneeyayaasha siyaas adda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ku wa rgeliyay in Madaxweyne Farmaajo iyo R/Wasaa re Rooble ay be deleen dhaqankii siyaasadeed ee lagu wada-joogay, islan markaana marka xili gaan la joojo lagu soo xuli jiray Guddiyada maa mulada Doorashooyinka Xildhib aanada kasoo jeeda Somaliland.

      Ugu dambeyn G/Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/hi ayaa dalbaday in arrinta Guddiga Doorasho oyinka Xildhibaanada Somaliland lagu magacaa bay lasoo fara-geliyo, isagoo horey u sheegay in uu soo magaca abayo Guddigaas, ba lse Hab een hore uu R/Wasaare Rooble Magac aabay.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Guddoomiye Cabdi Xaashi.

     Dhamaan Madaxda G/wadatashiga Doorash ooyinka 2020/2021

     Musharaxiinta kuraasta Barlamaanka iyo Xillka Madaxweynaha

     Wakiiladda Beesha Caalamka ee arimaha Soomaaliya

Uj: Diidmo Gudiyada Doorashoovinka ee naloo magacaabay

     Mar 2aad, waxaanu ku wargelinaynaa dhamaaan Madaxda Soomaaliyeed ee ku jira golaha wadata shiga doorashooyinka Qaranka 2020/2021, Mushara

Xilka Madaxweymaha iyo Wakiiladda Beesha Caalam ka ee arimaha Soomaaliya, inaanan ka warqabin, wax talo ahna aanay ku lahayn inta badan siyaasiyiinta, oday dhaqameedyada iyo beelaha kala duwan ee Dir Waqooyi xubnaha Gudiga Doorashooyinka Xildhibaan ada Dir

      Waqooyi ee Habeen hore R/Wasaaruhu Magaca abay. xiinta kuraasta Barlamaanka iyo aanan ka

     Sidii heshiiska G/wadatashigu ahaa, waxay ahayd in guddi hoosaadkan maamulaya doorashooyinka Xildhibaanada Dir Waqooyi iyo kuwii ka horeeyey ee heer Federaalba ay ka tashadaan oo soo dhistaan Si yaasiyiinta Dir Waqooyi, laakiin nasiib daro 2daba wa xaa noo xulay oo noo magacaabay Madaxweynaha iyo R/ Wasaaraha.Aakinna

     Haddaba, waxaanu golaha watashiga, Daneeyay aasha siyaasadda iyo wakiiladda Beesha Caalamka la socodsiinaynaa in Madax weynaha iyo R/Wasaarih iisa hada joogaa bed eleen dhaqankii siyaasadeed ee lagu wada-jo ogay, waxna lagu qaybsan jiray, isla mar kaana marka xilligan oo kale la joogo lagu soo xuli jir ay Gudiyada maamulaya doorashooyinka o laga rabo inay noqdaan kuwo dhex u ah daneeyay aasha Siyaas adda oo aan dhinac gaar ahi soo xulan da oogaa

     Waxaanu cadaynaynaa inaanay dhex dhe xaacd ahaym oo lagu kalsoonaan karin xubnaha loo soo xu lay gdiya da doorashooyinka ee Dir Waqoo1 iyo kuwa heer Pederaal ee ay soo magacowda

    DF ahi oo aan badankooda ilaa hada becluhu gar ayn meel laga keenay. inta la gartayna ay ka tirsan yi hin Shaqaalaha Madaxtooyada, Xatiiska R/Wasaraha ama Cidanka  NISA

     Sidaas awgeed, waxaanu codsanaynaa in arintan la soo faragelio oo dib naloogu soo cel iyo talada iyo xulashada Gudiyadayada, doo rashada Xildhhana Dir Wagooyina loo same yey maamul iyo  nidaam ka ma dax banan faragalin siyaasadeed iyo mid amni.

Maxay Tahay Sababta Ay Somaliland U Mam nuucday Gaadiidka Vits-Ta?

      Xukuumadda Somaliland ayaa deegaanad eeda ka mamuucday isticmaalka gaadiidka yar-yar ee nooca raaxada ah ee loo yaqaano Vits-ta, kaasi oo dadka shacab ka ah ay siweyn gudaha M/Hargeysa uga istic maa lan. W/Gaadiidka Somalila nd C/hi Abuu kar oo warba ahinta la hadlay ayaa waxaa uu u sheegay in sababaha ay u joojiyeen gaadi idka Vitz-ta ay ugu weyn tahay dhinaca Amma anka iyo shilalkooda oo badan.

     Wasiirka Abuukar waxaa uu sheegay in aan weli si rasmi ah loo joojin ee la siin doono mud do si kuwa Maraakiibta soo saaran u soo gaaran gudaha Somaliland, ka dibna aan la isticmaali doonin. Ugu dambeyn W/Gaadiidka Somaliland ayaa tilmaamay in gaadiidka hadda ka shaqeya gud aha deegaanadooda aan saamayn ku yeel an do onin go’aanka isteeranka (shokaanta) lag aga be delayo Gaadiidka Somaliland.

Midowga Yurub Oo Lacag Ugu Deeqay Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya

     Ururka Midowga Yurub ee EU ayaa shaaca ka qa aday inay lacag fara badan ugu deeqeen Dalal ay ku jiro Soomaaliya, kuwaasi oo uu sam eeyay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo ku faafay Caalamka oo dhan.

     Qoraal kasoo baxay M/Yurub ayaa waxaa la gu sheegay in dalalka ay ugu deeqeen lacag dhan 20 Milyan oo Dollar, isla mark aana uu dee qda ka taageeri doono Urur Gobaleedka IGAD. Dalalka lacagta loogu daaqay ayaa kala ah Soo maaliya, Suudaan iyo Suudaanta Koonfureed, waxaana lacagtaas ay Soomaaliya ku leedahay 5 Mil yan oo Yuuruo, iyadooga loo gu talagalay Arrimaha Caafimaadka iyo sidii wax loogu caawin lahaa Bul shada. 20-kii Bishii Jun ee sanad ka an ayuu M/Yu rub la cag ugu deeqday dalalka kala ah Uganda, Ethi opia, Erirea, South Sudan Somalia, Kenya iyo Sudan ee uu sameeyay Cud urka COVID-19.

    M/Yurub ayaa sheegay in lacagahaas deeqda ah eyd loogu taageerayay dadka Qaxootiga, Bar akacay aasha iyo Bulshooyinka ka gudba xudu daha, ayna ku jiraan kuwa Muhaajiriinta.

Uhuru Kenyatta & dhiggiisa Talyaaniga oo kulan xasaasi ah yeeshay

     Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ku sugan dalka talyaaniga ayaa Shalay boo qasho ugu tagay dhigiisa dal kaasi Sergio Mattarella, iyaga oo ku kul may qasriga Quirinal ee Magaa lada Roma.

    Madaxweyne Kenyatta ayaa waxaa loo sam eeyey soo dhaweyn rasmi ah oo dowlad eed, isa ga oo Salaan Shara feed ka qaatay cut ub ka tir san militariga Talyaaniga.

      Booqashada uu dalka talyaaniga ku tegay Madaxwe yne Kenyatta ayaa waxaa lagu shee gay in ay tahay mid lagu adkeynayo xiriirka soo jireen ka ah ee Kenya ay la leedahay Talyaan iga.Kulan gaar ah oo ay yeesheen 2da Mad axweyne ayaa waxaa ay kaga wada hadleen dhowr qodob oo ay wadaageen 2da dal ee Ken ya iyo Talyaaniga oo ay ugu horreeyaan ganacs iga iyo maalgashiga, dalxi iska, iyo dagaalka caalamiga ah ee lagula jiro Cudur ka  Covid-19


 


JOE BIDEN OO LOO DOORTAY MADAXWE YNAHA MAREYKANKA

 Joseph Robinette Biden Jr. oo loo yaqaan Joe Biden ayaa loo doortay madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka kadib 4maalmood markii shacabka Mareykanka ay u dareereen goobaha cod-bixinta.

Guusha Biden ayaa lagu dhawaaqay kadib markii uu ku guuleystay gobolka muhiimka ee Pennsylvania iyo gobolka Nevada oo ka mid ahaa gobollo ay tirinta codadkooda qaadatay 4 Maalmood.

    Joe Biden ayaa guusha uu ka gaaray Pennsylvania iyo Nevada waxay siisay 279 oo ah codadka Electoral College, isaga oo u baahnaa 270. Waxaan weli harsan gobollo kale oo codadkooda la tirinayo sida Arizona, Georgia iyo North Carolina, taasi oo codadkiisa sii kordhin karta.

    Gobolka Pennsylvania waa gobolka uu ku dhashay Biden, inkasta oo uu ka guuray yaraantiisa, oo uu degay gobolka Delaware, hase yeeshee dadka gobolkaas ayaa ka dhigay madaxweyne iyaga oo siiyey codadkii gaarsiiyey 270 cod iyo ka badan.

     Joe Biden oo 77 jir ah ayaa siyaasadda Mareykanka ku jiray 45 sano, isaga oo soo noqday Senator, xilkaasi oo uu hayey in ka badan 30 sano, kadibna sanaddii 2008 noqday madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, xilkaasi oo uu hayey 8 sano.

      Kamal Harris ayaa noqoneysa madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka. Waa haweeneydii ugu horreysay ee xilkaas qabata, sidoo kalena ah qofkii ugu horreeyey ee madow ah ee noqda madaxweyne ku-xigeen.

      Donald Trump ayaa noqonaya madaxw eynihii ugu horreeyey ee xilka difaacan waaya, tan iyo 1992-kii markaasi oo Geor ge H.W Bush laga adkaaday 4 sano kadib, ayada oo uu ka guuleystay Bill Clinton.

Baarlamanka Itoobiya oo Isku Raacay in Maamul KMG ah laga Dhiso G/Tigreega

Baarlamanka dalka Itoobiya ayaa isku raacay in maamul cusub oo kumeel gaar ah laga dhiso gobolka Tigreega xilli ay dagaallo ka taaganyihiin gobolkaas.

Baarlamanka ayaa sidoo kale meesha ka saaray maamulkii hore ee ka arriminayay gobolkaas.

Tallaabada uu baarlamanku meesha kaga saaray maamulkii hore ee Tigreega ayaa imanay xilli ay dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa jabhadda Tigreega ay ka socdaan gobolka Tigreega.

Arbacadii ayay ahayd markii ra’iisul wasaare, Abiy Axmed uu amar ku siiyay ciidamada milatariga in ay weerar ku qaadaan gobolka Tigreega oo saldhig u ah jabhadda TPLF.

Afartii maalmood ee ugu dambeysay waxaa gobolka Tigreega ka socday iska hor imaadyo culus oo ay labada dhinac isku farasaareen.

Ciidamada cirka ayaa lagu soo warramayaa in ay duqeymo ka fuliyeen deegaannada ay dagaalladu ka socdaan.

Ra’iisul wasaare Abiy ayaa wacad ku maray in ay duqeymuhu sii socon doonaan inta laga adkaanayo jabhadda Tigreega.

R/W Abiy Ahmed "Duqaynta cirku way soconaysaa ilaa lawiiqayo awoodda ciidan ee TPLF"



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip