
MAAMULKA IYO HOWLWADEENNADA WARGEYSKA M. TIMES OO HAMBALYO CIIDUL-FIDRIGA U DIRAAYAAN MUSLIMIINTA GUUD AHAAN
.
Maamulkaiyo Howlwadeennada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Pepar iyo Wap-ka WWW.MOGTIMES.COM waxaay ugu Haba lyeynayaan Dhammaan howlwadeennada ’Shaqaalaha iyo Maca amiisheenna Sharafta Badan Munaasabadda Ciidul Fadriga Awgeed iyo guud taasoo Maanta oo Jimco ah 20-KA Maarso 2026-ka ay tahay Maaintii 1aad .
Haddaba haddaanu nahay Maamulka iyo Howladeennada Wargeyska M.times iyo Wep-kaba Waxaan Muslimiinta Calaamka goob kasta oo ay ku kala sugan yihiin waxaan leenahay CIID MUBAARAK, KULLU CAAM WA ANT BIL QEYR Ciid Wanaagsan Bilashada Bisha Shawwaal 1-da ah
waxaan rabbi ka baryeynaa Nabad, Caafimaad, iyo degganaan Dadkeenna iyo Dalkeena ugu bishaareeyo aamiin yaa rabbi insha allaah


0 



MAAMULKA IYO HOWLWADEENNADA WARGEYSKA M. TIMES OO HAMBALYO CIIDUL-FIDRIGA U DIRAAYAAN MUSLIMIINTA GUUD AHAAN
.