Hoggaamiyaha xisbiga Sahan Guuleed oo walaac ka muujiyay guddiyada doorashada dalka

0
Sunday November 08, 2020 - 19:04:37 in Wararka by
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaha xisbiga Sahan Guuleed oo walaac ka muujiyay guddiyada doorashada dalka

    Xisbiga SAHAN ee uu hoggaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si gaar ah u soo saaray war saxaafadeed uga hadlayo Guddiyada doorasho ee dhowaan la magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga SAHAN ee uu hoggaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si gaar ah u soo saaray war saxaafadeed uga hadlayo Guddiyada doorasho ee dhowaan la magacaabay.

Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa qoraalka ku xusay in xubnaha la magacaabay ay u muuqdaan inay yihiin kuwo aan dhexdhexaad ka noqon karin daadihinta doorashada iyo hufnaanteeda.

           "Xisbiga Sahan wuxuu ka walaacsan yahay Guddiyadda doorasho ee la magacaabay, kuwaasoo ula muuqda kuwo aan dhex dhexaad ka noqon karin daadihinta doorashada iyo hufnaanteeda, waxay tani bannaanka soo dhigtay in Madaxweynaha talada haya u raadinayo doorasho aan sugneyn oo baalmarsan xeerarka dalkaā€¯.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka uu soo saaray xisbiga SAHAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip