Madaxweyne Farmaajo oo war kasoo saaray natiijada doorashada Mareykanka xilli Trump uu diidan yahay

0
Sunday November 08, 2020 - 08:24:59 in Wararka by
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo war kasoo saaray natiijada doorashada Mareykanka xilli Trump uu diidan yahay

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden oo shalay ku guuleystay tartankii uu la galay Donald Trump. Farmaajo, oo qoraal soo dhigay twitter-ka, ayaa sidoo kale u hambaly

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden oo shalay ku guuleystay tartankii uu la galay Donald Trump. Farmaajo, oo qoraal soo dhigay twitter-ka, ayaa sidoo kale u hambalyeeyey madaxweyne ku-xigeenka la doortay ee Mareykanka Kamala Harris. "Soomaaliya waxay idiin rajeyneysaa inaad ku guuleysataan howlihiina. Waxaan sugeynaa wada-shaqyentiina iyo saaxiibtinimadiina dhow. Mareykanka waxa uu saaxiib iyo xulufo xooggan u yahay kobaca iyo horumarka Soomaaliya," ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip