Soomaali dhaawac & boob hantiyadeed loogu geystay Koonfur Afrika

0
Saturday November 07, 2020 - 21:03:14 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaali dhaawac & boob hantiyadeed loogu geystay Koonfur Afrika

    Weerar loo adeegsaday Mindiyo (Tooreey) oo ka dhacay Magaalada Bredasdorp oo qiyaastii (184,7 km) u jirta Magaalada Cape Town ee Dalkan Koonfur Afrika, ayaa lagu dhaawacay Xasan Cumar Jaliil, halka jirdil xoog leh loo gaystay Dhallinyarado la joogtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar loo adeegsaday Mindiyo (Tooreey) oo ka dhacay Magaalada Bredasdorp oo qiyaastii (184,7 km) u jirta Magaalada Cape Town ee Dalkan Koonfur Afrika, ayaa lagu dhaawacay Xasan Cumar Jaliil, halka jirdil xoog leh loo gaystay Dhallinyarado la joogtay Goobtiisa Ganacsiga. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in dhaawaca Xasan uu yahay mid fudud, sidoo kale uu jiro jordin loo geystay, isla markaana Kooxaha Burcadda ah ay qaateen lacago iyo Agab kale oo yaalay Dukaanka.

Cabdullae Jaliil oo ay Walaalo yihiin Muwaadinka Soomaaliyeed ee la dhaawacay ayaa sheegay i Booliska ay helaeen Muuqaal ay duubtay Kaamirada, oo si toos ah looga dhex aqoonsan karo Burcadda.

Magaalada Bredasdorp, oo ah halka weerarka uu ka dhacay ayaa ah Magaalo-xeebeed ay Saldhig aad u weyn ku leeyihiin Ciidamada Cirka ee ugu badan ee Koonfur Afrika, waxaana sidoo kale kamid tahay meelaha ugu Amniga wanaagsan dalkaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip