Duqa magaalada Muqdisho oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Sunday November 08, 2020 - 18:59:14 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa magaalada Muqdisho oo dalka dib ugu soo laabtay

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magala da Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka, ka dib markii toddobaadyadii la soo dhaafay safar dibbada ah dalka uu uga maqnaa. Guddoomiye C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magala da Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka, ka dib markii toddobaadyadii la soo dhaafay safar dibbada ah dalka uu uga maqnaa. Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa Garoonka diy aaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeennadiisa, Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka iyo xubno kale.

Duqa Muqdisho ayaa ka mahad celiyay soo dhaweynta loo soo sameeyay, isagoona intaas ka dib ka hadlay howlihii la qabtay inta uu safarka ugu maqnaa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

   Guddoomiye Cumar Finish ayaa bogaadiyey shaqadii la qabtay intii uu maqnaa, waxa uuna u mahad celiyey R/Wasaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo ku xigeenadiisa Maamulka Gobolka Banaadir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip