Koonfur galbeed oo mamnuucday isticmaalka iyo ka ganacsiga daawada Tramandol

0
Saturday November 07, 2020 - 20:47:14 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koonfur galbeed oo mamnuucday isticmaalka iyo ka ganacsiga daawada Tramandol

    Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa mamnuucay isticmaalka daawada Tramandol kadib markii maamulku sheegay in hab qaldan oo loo isticmaalay ay ka dhalatay dhibaatooyin caafimaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa mamnuucay isticmaalka daawada Tramandol kadib markii maamulku sheegay in hab qaldan oo loo isticmaalay ay ka dhalatay dhibaatooyin caafimaad.
         Tramadol waa daawo xanuun baabi’iye ah waxa loo isticmaalaa xanuunada daran sida kuwa jilbaha, kala qoysyada iyo xanuuno waqtiga badan jiray waxayna ka mid tahay dawooyin badan oo si qaldan loo isticmaalo taasina ay ka dhalato in uu qofku la qabsado mar walbana uu ku tiirsanaado isticmaalkeeda.

          Wasaaradda caafimaadka koonfur galbeed ayaa sheegtay in dawadan ay balwad ka dhigteen dhalinayarada, taasoo u geysatay dhibaatooyin caafimaad oo halis ah oo keeni kara dhimasho.


Maamulku wuxuu amar ku bixiyay in farmashiyihii lagu arko isagoo dawadaas iibinayaa in tallaabo sharci ah laga qaadidoono.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip