Wararka

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso

0 Visits: 209 | Thursday May 20, 2021 - 20:30:42
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa shir Guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee amniga, kaasi oo goob-joog ka ahaayeen Saraakiisha Laamaha Amaanka iyo kuwa surdoonka C.I.Da qeybahooda kala gadisan ee Gobalka Bari. Shirkaan ayaa inta badan Maanta looga hadlay Amniga…

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo weeraray isbitaal

0 Visits: 205 | Thursday May 20, 2021 - 20:29:07
Askarta Itoobiya ayaa weerar ku qaaday cisbitaal ku yaalla waqooyiga magaalada taariikhiga ah ee Aksum ee gobalka Tigray, iyagoo baadi goobaya xubno katirsan kooxda TPLF . Ciidamada ayaa qoryo ku qabtay dhakhaatiirta iyo kalkaaliyaasha caafimaadka waxayna su'aalo weydiiyeen bukaannada dhaawaca ah,waxaa…

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Shirka ka furmaya maanta Muqdisho.

0 Visits: 173 | Thursday May 20, 2021 - 20:25:56
Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii loo ballansanaa in uu maanta Muqdisho ka furmo uusan qorshihiisa waxba iska badalin islamarka uu ku dhici doono waqtigii loogu talagalay. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimu ayaa BBC u sheegay in qaar ka mid ah wufuudda…

Read More »

Taliye loo Magacaabay Ciidanka Taraafikada

0 Visits: 261 | Thursday May 20, 2021 - 20:19:05
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xijaar ayaa taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka u Magacaabay Generaal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa taliyaha cusub ka codsaday in uu dardargaliyo howlaha Ciidanka Ilaaladda…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 20-MAY 2021

0 Visits: 253 | Thursday May 20, 2021 - 09:39:47
.

Read More »

Gabar Ayadoo TIKTOK duubeysa Isku Dishay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 215 | Wednesday May 19, 2021 - 20:57:24
faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Gabar la shegay in goordhaweyd ay isku dishay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuq-bacaad. Warar aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gabadhu ay iska duubeysay Video, iyadoo xiligaasi gacanta ku haysatay Bistoolad cabbaysan, waxaana la sheegay in ay ku fakatay…

Read More »

Soomaaliya oo Beenisay In ay Kenya Kala Heshiisay Muranka Badda

0 Visits: 167 | Wednesday May 19, 2021 - 20:55:52
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa beeniyay in Soomaaliya iyo Kenya ay ka heshiiyeen murankii badda ee u dhexeeyay labada dal. Mudane Mahdi ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu maanta baahiyay wageyska The Star ee dalka Kenya kaas oo dhigayay…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ka diiday Farmaajo inuu xafiiskiisa ka shaqeeyo Cabdi Dheere

0 Visits: 212 | Wednesday May 19, 2021 - 20:53:34
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Roble, ayaa iska diiday isku day la doonayay in Cabdi Cali Raage (Cabdi Dheere) oo ah La-taliyaha Farmaajo ee arrimaha doorashooyinka in loo soo wareejiyo Xafiiskiisa. Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka dalbaday Roble in Cabdi…

Read More »

Midowga Yurub Oo Madaxda Soomaalida Uga Digay Inuu Fashilmo Shirka 20-Ka May

0 Visits: 205 | Wednesday May 19, 2021 - 20:52:13
Midowga Yurub ayaa ka hadlay Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada ee 20-ka bishaan la filayo inuu ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolás Berlanga Martinez ayaa Madaxda Soomaalida uga digay inuu fashil ku yimaado…

Read More »

Madaxweynaha Falastiin oo hanjabaad u jeediyay Israa'iil

0 Visits: 195 | Wednesday May 19, 2021 - 20:51:08
Mahmoud Cabaas, madaxweynaha Falastiin, ayaa ku eedeeyay Israa'iil in ay " argagixiso iyo dambiyo dagaal" ka wado Gaza. Hadal telefishanka laga sii daayay ayuu Cabaas ku sheegay in Falastiiniyiintu "ka waaban doonin inay baacsadaan kuwa dambiyada noocaas ah ka gala ayna la tagi doonan…

Read More »

Turkey oo jawaab ka bixisay eedaha mucaaradka ee la xiriira Haramcad iyo Gorgor

0 Visits: 192 | Wednesday May 19, 2021 - 20:48:37
Dowladda Turkiga ayaa si lama filaan ah uga jawaabtay eedeyn ay Midowga Musharaxiinta u jeediyeen xukuumaddooda, taasi oo ay kaga cabanayeen howl-galada guracan ee loo adeegsado ciidamada ay u tobabaraan dowladda federaalka ee Haramcad iyo Gorgor. Wasaaradda arrimaha dibedda ee Turkiga oo ka jawaabeysa…

Read More »

Japan Iyo UNICEF Oo Iska Kaashanaya Taagerida Qeybinta Tallaalka COVID-19 Ee Somalia

0 Visits: 180 | Wednesday May 19, 2021 - 20:47:31
Dowladda Japan oo lacag soo marineysa iskaashiga wada-shaqeynta ah ee ay la leedahay UNICEF, ayaa ku deeqdey ku dhowaad $900,000 oo ah deeq degdeg ah oo lagu sii wanaajinayo maareynta qaboojiyeyaasha tallaalka COVID-19 ee Soomaaliya. Maaliyaddan ayaa gacan ka geysaneysa soo iibinta qalabka qaboojinta…

Read More »

Ururka Xisbullaah oo sheegay in aysan ka qeyb galeen dagaalka Qaza

0 Visits: 206 | Wednesday May 19, 2021 - 20:46:02
Weerarada dhimashada badan ee Israel ay ka waddo Gaza ayaa indhaha caalamka kusii jeediyey xuduudda Lubnaan ayaga oo filaya jawaab ka timaada ururka Xizbullah. Hase yeeshee dadka wax indha indheeeya ayaa ku doodaya in ururka ay taageerto Iran ay u badan tahay inaysan qaadan halis ay dagaal buuxa ku…

Read More »

Guddiga baarista Carruurtii lagu dilay Baydhabo oo War soo saaray

0 Visits: 186 | Wednesday May 19, 2021 - 20:44:53
Gudigii Baariista dhacdadii Caruurtii walaalaha ahaa ee lagu diley magalada baydhabo ee uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan maxamed Lafta-gareen ayaa Geba-gebadii Galka Baarista ku wareejiyey Xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee Koonfur Galbeed. Malaaq Xasan Cali…

Read More »

Hirshabeelle oo ka hadashay khasaaraha dagaalkii Jowhar ka dhacay

0 Visits: 184 | Wednesday May 19, 2021 - 20:42:50
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe, Axmed Meyre Makaraan, ayaa sheegay in maanta gelinkii hore ay kooxo maleeshiyaad ahi ay soo weerareen ciidamada maamulka Hirshabeelle oo…

Read More »

Garsoore Laga Afduubtay Maxkamad Gudaheeda Iyo Xog Laga Helay

0 Visits: 190 | Wednesday May 19, 2021 - 20:41:30
Garsoore u dhashay dalka Nigeria ayaa Talaadadii lagu dhex afduubtey gudaha maxkamad ku taalla gobolka waqooyi ee Katsina. Garsoorahan oo katirsanaa Maxkamadda Shareecada, kaasoo lagu magacaabo Alhaji Husaini Sama'ila, ayaa la sheegay in la afduubtay glaabtii Talaadada, kadib markii ay xoog kusoo…

Read More »