Garsoore Laga Afduubtay Maxkamad Gudaheeda Iyo Xog Laga Helay

0
Wednesday May 19, 2021 - 20:41:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garsoore Laga Afduubtay Maxkamad Gudaheeda Iyo Xog Laga Helay

    Garsoore u dhashay dalka Nigeria ayaa Talaadadii lagu dhex afduubtey gudaha maxkamad ku taalla gobolka waqooyi ee Katsina. Garsoorahan oo katirsanaa Maxkamadda Shareecada, kaasoo lagu magacaabo Alhaji Husaini Sama'ila, ayaa la sheegay in la a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garsoore u dhashay dalka Nigeria ayaa Talaadadii lagu dhex afduubtey gudaha maxkamad ku taalla gobolka waqooyi ee Katsina. Garsoorahan oo katirsanaa Maxkamadda Shareecada, kaasoo lagu magacaabo Alhaji Husaini Sama'ila, ayaa la sheegay in la afduubtay glaabtii Talaadada, kadib markii ay xoog kusoo galeen maxkamadda dabley hubeysan.. Ma cadda sababta garsooraha uu uggu sugnaa maxkamadda gudaheedda, xili dadka ka shaqeeya garsoorka dalka oo idil ay ku dhaqaaqeen shaqo joojin. Afhayeen u hadlay booliska ayaa u sheegay wargeyska Punch in garsooraha in "cidna aysan ka war qabin booqashadiisa maxkamadda". Afhayeenka ayaa intaas ku daray in maxkamadda mar hore loo raray magaalo kale nabadgelyo darro darteed. Katsina waxay ka mid tahay gobollada sida xun ay u saameeyeen weerarada ka dhaca gobolka waqooyi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip