Taliye loo Magacaabay Ciidanka Taraafikada

0
Thursday May 20, 2021 - 20:19:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye loo Magacaabay Ciidanka Taraafikada

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xijaar ayaa taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka u Magacaabay Generaal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa taliyaha cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xijaar ayaa taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka u Magacaabay Generaal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa taliyaha cusub ka codsaday in uu dardargaliyo howlaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka. Shaqadda Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka ayaa wanaagsaneyn bilihii ugu dambeeyay , waxaana jiray cabasho laga muujiyay ciriirga wadooyinka. Bishaar Abshir Geedi ayaa horay u soo noqday taliyaha ciidanka booliska gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale booliska uu kasoo qabtay shaqooyin kala duwan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip