Wararka

Boqolaal Ruux Oo Lagu Qabtay Howlgal Laga Sameeyey Dhuusamareeb

0 Visits: 262 | Monday December 16, 2019 - 21:02:40
Ciidanka amniga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa xalay waxaa ay howlgal ka sameeyeen Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Howlgalkan ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen Xaafadda lagu magacaabo Dayax ee ku taalla halkaas, waxaana…

Read More »

Wasiirka Difaaca & Taliyaha xoogga oo hortagay Golaha Shacabka

0 Visits: 274 | Monday December 16, 2019 - 21:01:14
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliya ciidanka xoogga dalka ayaa maanta hortagay Golaha Shacabka, iyagoo su'aalo ka waydiiyey howlqabadka Wasaaradda iyo ciidamada. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan…

Read More »

Qatar oo sheegtay in ay waqti qaadandoonto soo celinta kalsoonidii wadamada Khaliijka

0 Visits: 216 | Monday December 16, 2019 - 20:59:44
Wasiirka arrimaha dibedda ee Qatar, Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay inay qaadan doonto waqti in dib loo dhiso kalsoonida ka dhaxeysay Qatar iyo dalalka Khaliijka ka dib cunaqabateyn socotay labo sano iyo badh. Balse, Wasiirka arrimaha dibedda ee Qatar ayaa horumar ku tilmaamay…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Gaaray Switzerland Iyo Ujeedka Safarkiisa

0 Visits: 217 | Monday December 16, 2019 - 20:56:42
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo kasoo dhoofay dalka Qatar, ayaa soo gaaray magaalada Geneva ee dalka Switzerland, oo uu uga qayb gelayo madasha qaxootiga adduunka oo maanta furantay. Madasha Qaxootiga adduunka oo la qabanayo markii ugu horreysay ayaa…

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo Maanta xukun riday

0 Visits: 269 | Monday December 16, 2019 - 09:23:03
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay xukun ku riday Nin Oday ah oo lagu eedeeyey in uu ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab. Axmed Cali Aybakar ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa in uu kaga kireeyo guryo magaalada…

Read More »

Weerar ka dhacay Gaalkacyo & Puntland oo ka hadashay

0 Visits: 294 | Monday December 16, 2019 - 09:21:24
Rag hubeysan ayaa xalay waxaa ay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ku qaadeen saldhiga Bartamaha ee Waqooyiga Magaalada gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,weerarkaas oo sababay khasaaro kala duwan. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in weerarkaas ay ku dhaawacmeen laba Askari oo ka tirsan Ciidamada…

Read More »

Erdogan oo ku Hanjabay inuu Xirayo Saldhigga Mareykanka ee Turkiga

0 Visits: 271 | Monday December 16, 2019 - 09:18:15
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadda maanta ah ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka ka dib markii ay Washington ku hanjabtay iney cunnaqabateyn ku soo rogeyso Ankara sabab la xariirta…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 16-DEC-2019

0 Visits: 251 | Monday December 16, 2019 - 09:09:21
Nuxurka Khudbadii Ra'iisul Wasaare Kheyre Ee Madasha Dooxa Ra'iisul Wasaaraha XF/Soomaaliya, Md. Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa R/Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga ha dlay dowrka ganac satada ee badbaa dinta bulshada iyo di b-u-dhiska dalka, fur sadaha dalka…

Read More »

Kulan looga hadlayay xariirka waalidka iyo caruurta qurbaha oo Columbus ka dhacay

0 Visits: 296 | Sunday December 15, 2019 - 22:48:57
Kulankan oo ka dhacay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka waxaa soo abaabulay aqoonayahan Dahir Ali Omar waxaa looga hadlay xariirka waalidka iyo caruurta qurbaha. Ujeedada ayaa ahayd ogaanshaha iyo fahanka laga haysto caruurta kadib markii ay sii bateen dhibaatooyinka ka dhasha caruurta noloshu…

Read More »

Xisbiga UCID oo dhaliilay waxqabad la'aanta xukuumadda Somaliland

0 Visits: 257 | Sunday December 15, 2019 - 22:42:39
Xoghayihii hore ee warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa ku dhaliilay xukuumadda inay waxqabadkeedii sanadka ku darsatay inay la kulantay gudoomiyeyaasha warbaahinta madaxa banaan, halka sanadkii hore ku darsatay inay la kulantay xisbiyada mucaaradka ah. Sidoo kale, waxa uu dhaliilay…

Read More »

MO Faarax oo walaalkiis loosoo musaafuriyay Soomaaliya Share Tweet Email Share Share

0 Visits: 280 | Sunday December 15, 2019 - 22:39:05
Sida ay qortay Daily Mail, Orodyanka caanka ah ee Mo Farah ayaa walaalkiis loo masafuriyay Somaliya, kadib markii lagu eedeyay inuu geystay weerar mindi ah oo ka dhacay Degmadda Southall ee Galbeedka London sannadkii 2010-kii. Axmed Faarax, oo 30 jir ah, ayaa horey usoo qaatay xabsi afar sano, sanadkii…

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Magacaabay Guddi Cusub

0 Visits: 260 | Sunday December 15, 2019 - 22:35:14
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Webiga Shabelle (Shabeelada Hoose). Guddigan uu magacaabay Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa ka kooban 12-xubnood oo dhammaan ka tirsan Xildhibaanada Golaha…

Read More »

Kulan loogaga hadlayay Xadka ay wadaagaan Hirshabelle iyo Koofurgalbeed oo Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 234 | Sunday December 15, 2019 - 22:30:16
Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan ku saabsanaa isu soo dhoweynta Maamulada uu ka dhaxeeyo Soohdimaha dhuleed. Shirkan oo loo qabtay Dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas'uuliyiin…

Read More »

Akhriso:-Nuxurka Khudbadii Ra'iisul Wasaare Kheyre Ee Madasha Dooxa

0 Visits: 261 | Sunday December 15, 2019 - 22:27:18
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa Ra'iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga hadlay dowrka ganacsatada ee badbaadinta bulshada iyo dib-u-dhiska dalka, fursadaha dalka ka jira, sharciyada ganacsiga dhiirri…

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Maareeye oo ka jawaabay su'aalo ay weydiiyeen xildhibaanada baarlamaanka

0 Visits: 255 | Sunday December 15, 2019 - 22:24:13
Wasiirka Warfaafinta dowlada federalka Soomaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta hortagay xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ayaa ka jawaabay su'aalo ay xildhibaanada baarlamaanka wax ka weydiiyeen howlaha shaqo ay wasaarada warfaafinta u hayso shacabka Soomaaliyeed. Xildhibaanada Baarlamaanka…

Read More »

Duqa Muqdisho Oo Dhigiisa Dooxa La Saxiixday Heshiis Cusub

0 Visits: 276 | Sunday December 15, 2019 - 22:20:20
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (filish) ayaa maanta Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar hishiis kula saxiixday Dhigiisa Magaalada Dooxa Md: Jamal Madar. Hishiiska labada magaalo ayaa ah hishiis mataanayn oo noqonayo markii ugu horeeysay taariikhda labada Magaalo.…

Read More »

SAWIRO:-Ciidamada Ammaanka Dhuusamareeb oo gacanta ku dhigey waxyaabaha qarxa

0 Visits: 281 | Sunday December 15, 2019 - 18:47:32
Ciidamada Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaaladaas ayaa waxaa ay kusoo qabteen waxyaabaha qarxa. Taliska Booliska dhuusamareeb ayaa sheegay in waxyaabahaan qarxa lagu diyaariyey mid kamid ah guryaha ku yaalla Magaalada dhuusamareeb,isla…

Read More »

Shir laga yeeshay fatahaada Wabiga Shabeelle ee Afgooye

0 Visits: 327 | Sunday December 15, 2019 - 18:43:32
Magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay xaalada degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,halkaas oo fatahaad uu ka sameeyey Wabiga Shabeelle. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay qaar kamid ah Golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo loo xilsaarey…

Read More »

Puntland oo ku dhowaaqday in ay qaadacday Sharciga doorashooyinka Qaran By

0 Visits: 249 | Sunday December 15, 2019 - 18:40:51
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Maamulkiisu uu qaadacay Sharciga Doorashooyinka dowladda Federaalka ee haatan horyaalla Golaha Baarlamanka federalka Soomaaliya.

Read More »

Wasiirka Maareeye oo Maanta hortagaya Golaha Shacabka

0 Visits: 277 | Sunday December 15, 2019 - 09:32:12
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa kulan aan caadi aheyn ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Golaha ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay in uu hortagayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Mareeye…

Read More »