HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 16-DEC-2019

0
Monday December 16, 2019 - 09:09:21 in Wararka by
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 16-DEC-2019

    Nuxurka Khudbadii Ra'iisul Wasaare Kheyre Ee Madasha Dooxa Ra'iisul Wasaaraha XF/Soomaaliya, Md. Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa R/Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga ha dlay dowrka ganac satada e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Khudbadii Ra'iisul Wasaare Kheyre Ee Madasha Dooxa Ra'iisul Wasaaraha XF/Soomaaliya, Md. Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa R/Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga ha dlay dowrka ganac satada ee badbaa dinta bulshada iyo di b-u-dhiska dalka, fur sadaha dalka ka jira, sharciyada ganacs iga dhiirri gelinaya ee dowladdu meel mari say iyo rejada laga qabo in Soomaaliya ay noqoto jiha ay dunidu kusoo hirato. Dowrka Ganacsatada Md. Khayre ayaa caddeeyay in markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaa liya, waxa kaliya ee bulaalay dadkana bad baadiyay uu ahaa ganacsiga gaarka loo leeyahay oo hantay kalsoonida dadka. "Si muuqata ayay ganacsatada Soom aaliyeed u ahaayeen laf-dhabarta dalkeen na 30-kii sano ee la soo dhaafay, iyagoo keenayay badeecooyinka iyo adeegyada kale ee dalka looga baahan yahay. Xitaa markii ay adkayd inay dadku isugu gud baan gobol ilaa gobol, bahada ganacsigu waxa ay awoodi kareen inay meel kasta oo dalka ah isaga gooshaan." Ayuu yiri Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Isgaariinta Casriga Ah

 "Soomaaliya waxa ay leedahay mid ka mid ah isgaarsiinta ugu wanaagsan qaara dda Afrika, adeeg xawaaladeed oo casri ah oo adeegyo siiya Soomaalida iyo dad aan Soomaali ahayn oo ku nool dunida da calladeeda, Habka xaawaadalaha lacagta ee mobile-lada loo adeegsado, kaas oo bishii sameeya 155 Milyan oo xawilaad ah.” Ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ku sheegay Khudbaddiisa Madasha Dooxa.

Dowladda iyo Dhiirri gelinta Ganacsiga

      Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dowladda oo dadaal xooggan ku bixineysa dhiirri gelinta ganacsiga iyo ganacsatada una sahleysa maalgashiga Soomaaliya, ay saddexdii sano ee la soo dhaafay meel marisay sharciyada arrintaas la xiriira ee ay kamidka yihiin Xeerka Maamulka Maa liyadda, Sharciga Isgaarsiinta, Sharciga maalgashiga iyo Sharciga la dagaallanka musuqmaasuqa, kuwaas oo dhammaan sahlaya in Soomaaliya ay noqoto meel soo jiidata maalgashadayaasha.

     Soomaaliya waxa ay leedahay Imka aniyaad aad u mihiim ah, Xeebta aad ugu dheer qaaradda Afrika, Khayraad kalluun oo aan wali sidii la rabay looga faa’iidey san, beero, macaadin, shidaal , gaas iyo adeegyo kale.

      Ra’iisul Wasaaruhu waxaa kale oo Khudbaddiisa ku sheegay in Khayraadka Soomaaliya ceegaaga ee maalgashiga u baahan uu horseedi karo in dhaqaalaha Soomaaliya uu si dhaqso ah u kobco, taas oo hagaajineysa xaaladda nololeed ee da dka haddii si wanaagsan looga faa’iideys tana ay suurta gal noqoneyso Xaqiijinta amniga cuntada oo joogto ah, Abuurista fursado shaqo oo aad u badan, horumarka ganacsiga heer qaran iyo caalamkaba iyo Uruurinta dakhli badan iyo kordhinta wax soosaarka gudaha.

Soomaaliya: jihada cusub ee dunidu ku soo hiraneyso

   Ra’iisul Wasaaraha ayaa rajo wanaag san ka muujiyay in Soomaaliya ay noqoto jiho cusub oo dunidu ku soo hiraneyso san adaha soo socda, maalgashadeyaashuna aysan ka qeyb qaadan oo kaliya dib-u-dhi ska Soomaaliya, balse ay sidoo kale ka fa a’iideystaan kheyraadka iyo imkaaniyaad ka dalkeenna, Soomaaliyana ay kaalinte edii saxda ahayd ka ciyaari doontaa gobol ka iyo dunidaba intiisa kale.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi oo ka qeybgalay shirka dhalinyarada adduunka

      Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuum adda federaalka Soomaaliya, (XFS), Ma hdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa mag aalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar uga qayb galay furitaanka madasha dha llinyarada adduunka oo soconeysa Deceembar 14-17, 2019.

    Madaxweynaha Masar, Abdel-Fattah El-Sisi, ay aa furay madasha sanad laha ah ee dhallinyarada adduunka, oo ah madashii 3aad tan iyo markii la billaabay sannadkii 2017.

      Madasha ayaa ah madal ay dhallinya radu kula kulmaan dadka siyaasadda sam eeya ee adduunyada, dadka go’aannada leh, iyo shaqsiyaadka kale ee saameynta leh, aragtiyadoodana ay ku wadaagaan.

Madasha oo ajandayaasheeda sannadkaa n ay qayb ka yihiin sugnaanta cunnada iyo kacdoonka warshadaha, ayaa waxaa san nad kasta ka qayb gala qaar kamid ah hoggaamiyahaasha caalamka, hoggaami yayaasha dhallinyarada, dhallinyada hal abuurka leh, dadka caanka ah iyo ururada dhallinyarada adduunka.Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo shirka ku metelaya dowla dda Soomaaliya ayaa kahor inta madasha aan la furin waxa uu la kulmay madaxwey naha dalka Masar, ahana guddoomiyaha midawga Afrika, Abdel-Fattah El-Sisi.

Duqa Muqdisho iyo Dhiggiisa Doxa oo kala saxiixday Heshiis ku saabsan mataaneynta labada magaalo

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Md. Maxamed (Cumar Finish) ayaa Shalay Mag aalada Doxa ee dalka Qadar heshiis kula saxiixday Dhigiisa Magaalada Doxa Jamal Madar.

      Heshiiskan ayaa ah mid mataaneyna ya 2da magaalo ee Muqdisho iyo Dooxa, kaasoo noqonayo markii ugu horeeysay taariikhda labada Magaalo.

       Heshiiskaan mataanaynta ah ayaa wa xa uu ka kooban yahay 10 qodob oo ay la bada magaalo iska kaashan doonaan sida dib u dhiska magaalada, isdhaafsiga aqo onta iyo xirfadaha, horumarinta adeegya da bulshada ee asaasiga ah sida Caafi maadka, nadaafadda iyo dhiraynta magaa looyinka, mas’uuliyiinta iyo hoowlwadeena da labada magaalo oo booqashooyin ku kala bixin doono Magaalooyinka Muqdisho iyo Dooxa si looga wada shaqeeyo barna amijyo mid ah oo lagu horumarinaayo labada magaalo.

     Waxaa sidoo kale ka mid ah hishiiska an in labada magaalo iska kaashadaan ho rumarinta ganacsiga iyo maalgashiga iyo sidoo kale in labada magaalo ay ka wada faa’iideestaan barnaamijyada iskaashiga iyo horumarinta oo ay qabtaan labadooda doowladooda ee Soomaaliya iyo Qadar.

      Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Du qa Muqdisho ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Doxa isa goo ka qaybgalayay Madasha Doxa, waxa ana uu ka mid yahay wafdi uu hogaamin ayay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Magacaabay Guddi Cusub

     Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gud doomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Gud diga Gurmadka Fatah aadaha Webiga Shab elle (Shabeelada Hoo se).

     Guddigan uu magacaabay Guddoomi ye Maxamed Mursal ayaa ka kooban 12-xubnood oo dhammaan ka tirsan Xildhiba anada Golaha Shacabka Baarlamaanka.

    Sidoo kale Wareegtada Magacaabista ayaa waxaa Xoghayaha Golaha Shacabka lagu faray inuu Gudiigan u fududeyo wixii tasiilaad ah oo u baahnaa.

       Deegaano iyo Degmooyin ka tirsan G/Sh/Hoose ayaa waxaa ku fatahay biya ha Webiga Shabeelle, waxaana uu saame eyay dad u badan beeraley.

Ciidamada Ammaanka Dhuusamareeb oo gacanta ku dhigey waxyaabaha qarxa

     Ciidamada Booliska Magaalada Dhu usamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaala daas ayaa waxaa ay kusoo qabteen waxyaabaha Qar xa.Taliska Boolis ka dhuusamareeb ayaa sheegay in waxyaabahaan qarxa lagu diyaariyey mid kamid ah guryaha ku yaalla Magaalada dhuusamareeb,isla ma rkaana Ciidamada ay ka warheleen.

     Taliyaha Booliiska Dhusamareeb ahna Taliyaha Ciidamada Xasilinta Gaashaanle C/llaahi Xasan Macallin ayaa waxa uu she egay in Howlgal Ciidamadu sameeyeen lagu soo qabtay Qaraxaan la doonayey in Dadka lagu dhibaateeyo kaas oo laga soo helay meel ka mid ah Xaafada Dayax ee Magaalada Dhusamareeb.

      Taliyaha ma sheegin inay jiraan dad howlgalkaas lagu soo qabtay,hayeeshee uu sheegay in weli Ciidamada ay howlgal lo kale ka wadaan Xaafadaha M/dhuus amareeb oo la filayo in dhawaan lagu qa bto doorashada hoggaanka Sare ee Galm udug.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka Steven Mnuchin

      Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, oo kamid ah madaxda ka qayb geleysa madasha 19-aad ee Dooxa.

 Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaaraha iyo Steven Mnuchin ayaa looga hadlay da rdar gelinta barnaamijka deyn cafinta ee gebagebada maraya iyo dowrka dowladda Mareykanka ee ka mira dhalinta dada allada   Dowladda Mareykanka socda.

ayaa kamid ah dowladaha saaxiibka dhaw la ah Soomaaliya kana caawiya dib-u-dhi ska hey’adaha dowladeed.

      Kulanka ayaa qayb ka ah kulamada uu Ra’iisul wasaaruhu la yeelanayo qaar kam id ah madaxda ka qayb geleysa madasha Dooxa.

Md.Khayre oo shalay ka qayb galay furitaanka Madasha Dooxa

Guddiga Difaaca iyo Amniga Aqalka Sare oo la kulmay Taliyayaasha ciida mada

     Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa kulan wadata shi ah la yeeshay Taliyayayaasha Ciidama da Qalabka ee dalka Soomaaliya.

      Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Hinse-sharciyeedka Howlgabnimada ,Xaq siinta iyo Hibooyinka ciidamada qalabka sida ayada oo uu kulanka furay gudoomi yaha Gudiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare BFS Senatar Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan waxana uu akhriyay Hi ndise-sharciyeedka isagoo intaa raaciyay inay muhiin tahay fikirka ciidamada qalab ka oo sharcigan lagu dhaqi doono .

      Senatar Axmad Xaashi Maxamuud Xoghayaha Gudiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare BFS iyo Senatar Cab dirisaaq Axmed Cali oo Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare katirsan ayaa qodobada qaar sharaxaad ka bixi yay.

    General Jaamac Maxamed Qaalib oo horay Dalka uga soo qabtay Xilal kala duwan oo ay ka mid tahay taliyaha ciidan ka Booliska Soomaaliyeed iyo Sareeye Gu uto Maxamuud Sheekh Cali Dable Bayloot oo ah khabiir dhinaca ciidamada ayaa ka hadlay Hindise-sharciyeedka iyo qaabka u gu haboon ee ciidamada qalabka sida sharcigaan loogu samayn lahaa .

      Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay aa u mahad celiyay Guddiga Difaaca Iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Baarlama anka sida ay kulanka wada tashiga ah ay ula yeesheen ciidamada iyagoo isku raa cay in wakhti la siiyo si ay ugu soo eegan oo ay talo ugu soo biiriyaan

Puntland oo ku dhowaaqday in ay qaad acday Sharciga doorashooyinka Qaran

     Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa she egay in Maa mulkiisu uu qaadacay Sha rci ga Doorash ooyinka dowl ad da Federa alka ee haatan horyaalla G/Baarlamanka FS.

     Md. Deni ayaa sheegay in Puntland aan wax wada tashiya laga siin Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya ee horyaalla Golaha Shacabka, sidaasi darteedna ays an Puntland qeyb ka-noqon doonin Nida amkaasi, haddii aan loo ogolaan inay talo ku yeelato. "Waxaa loo baahanyahay Han naan qe exan oo caddaynaya nooca door asho ee Soomaaliya ka dhici doonta sa nnadka 2020/2021, balse ilaa iyo hadda Sharciga horyaalla Baarlamanka kuma cadda no oca doorasho ee dalka ka dhici doonta wa khtigaasi.”ayuu yiri Madaxwe yne Deni.

     Md. Deni Madaxweynaha Puntland ay aa ugu dambeyntii ku baaqay in nadaam ka ay u dhacayso doorashada qaran ee dalka haddii uu dhamaado muddo xileed ka dowlada federalka.

    Maamul goboleedka Puntland ayaa ho re dhowr jeer isugu dayay inuu qabto doo rasho qof iyo cod ah hase yeeshee ku gu uldareystey.

Weerar ka dhacay Saldhig ku yaalla Gaalkacyo

     Laba askari iyo qof shacab ah ayaa dhaawac soo gaaray, ka dib markii bam-gacmeed la gu weerar ay saldhiga Bartamaha magaalada Gaalkacyo Qeybta Puntland.

      Koox Hubeysan ayaa weerartay Saldhi gga waxaana la sheegay in halkaasi ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland.Kooxihii weerarka gaystay ayaa goobta ka baxsaday, sida ay xaqiijiyeen laammaha Ammaanka.

    Waxaa Isbitaalka guud loo qaaday dad kii ku dhaawacmay oo isugu jira Askar iyo Shacab.

 Khasaaro Ka Dhashay Iskudhacyo Lub naan Ka Dhacay Iyo Sababta Keentay

     Isku dhacyo u dhaxeeya booliska la da gaalama rabshada iyo dibadbaxayaal ka soo horjeeda dowladda oo ka dhacay caa simadda waddan ka Lubnaan ee Ba yruut ayaa waxaa ku dhaawacmay to baannaan qof, go ob joogayaal ayaa sidaasi sheegay.

        Qulqulatada ayaa bilaabatay xilli dib adbaxayaasha ay soo weerrareen rag af ka soo duubtay oo diba dbaxooda ka soo horj eeda markii ay isku daye en inay taga an fagaare u dhaw baarlamaanka.

      Booliska ayaa riday sunta dadka kaga ilmaysiisa iyo rasaasta cinjirka ah, halka dibadbaxayaashuna ay dhagxaan tuuraye en. Ugu yaraan 20 askari ayaa sidoo kale dhaawacantay.

       Dibadbaxyo salka ku haya maamul xu mida dhaqaalaha ee kooxda hoggaanka haysa ayaa waxa ay soo bilowdeen bishii Oktoobar.


Kulan looga hadlaayay isu soo dhowey nta Maamulada oo Muqdisho lagu qabtay

    Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduud aha iyo Fede raalka Sooma aliya ayaa ma anta M/Muqdi sho ku qabtay kulan lagu gor feynayo isu soo dhoweynta Maamulada uu ka dhaxeeyo Soohdimaha dhuleed.

     Shirkan oo loo qabtay Dowlad gobole edyada Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uu liyiin ka kala socday labadaas maamul Dowlad goboleed oo dhammaantood ku qancay shaqada ay guddiga u hayaan Qaranka si weynna ugu bogaadiyay.

     Sidoo kale, Xildhibaano ka tirsan laba da gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo goobjoog ah kulanka ayaa dhankooda soo dhoweeyay kulanka oo ay soo agaasime en guddiga madaxa bannaan ee Xuduuda ha iyo Federaalka Soomaaliya,waxayna ballan qaadeen iney la shaqeyn doonaan guddiga guddiga iyo maamul goboleedya da dalka.

      Gudoomiyaha gudiga Madaxa banna an ee Xudduudaha  iyo Federaalka  Soom aaliya Mudane Khaliif Cabdikariin Maxam ed ayaa mid mid u soo hadal qaaday so ohdinaha maamul goboleedyada dalka,is agoo soo kalena carabka ku dhuftay wax qabadka guddiga mudadii ay jireen iyo hal ka ay wax marayaan.

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Sal dhig Ay Leeyihiin Ciidanka Kenya

     Wararka aan ka heleyno Gobolka Jubb ada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya iyo Al-shabaab.

     Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambe eyay kadib markii Al-shabaab weerar dho wr jiho ay ku qaadeen Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Qoonaa ni oo kamid ah deegaanada hoos taga de gmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.Dadka dee gaanka ayaa sheeg ay in da gaalkii ka dhacay deegaanka Qoonaani la isku ade egsaday hubka noocyadiisa kala duwan, isla markaana ay dareemeen Cabsi.

      Wararka ayaa intaas ku daraya in Kha saaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay dagaalkaas, In kastoo aan si dhab ah loo xaqiijin karin inta uu la egyahay.

       Al-shabaab war qoraal ah oo bara ho oda Internet-ka ku qoreen ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada weerarkii lagu qaaday Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Qoonaani.

       Weli ma jiro wax war ah oo kasoo ba xay Saraakiisha Ciidanka dowlada Kenya oo ay uga hadlayaan weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidankood ay ku sugnaayeen, kaasi oo ku yaalla G/J/Ho ose.

Kulan looga hadlayay xariirka waalidka iyo caruurta qurbaha oo Columbus ka dhacay

      Kulankan oo ka dhacay magaalada Co lumbus Ohio ee dalka Mareykanka waxaa soo abaabulay aqoonayahan Dahir Ali Om ar waxaa looga hadlay xariirka waalidka iyo caruurta qurbaha.

Ujeedada ayaa ahayd oga anshaha iyo fahan ka laga ha ysto caruur ta kadib mar kii ay sii bateen dhibaatooy inka ka dhasha caruurta no loshu ka badal anto kuna wareera dhaqa mada is diidan ee kala ah tan waalidkood ku soo koreen iyo midka caruurta qurbuhu ku dhasheen.

   "Waalidiin badan ayaa aad ugu wareera fahanka ubadkooda waxayna horseeday is fahmi waa sababa in ilmuhu nolosha ka dhacaan halisna u galaan inay mustaqb alkooda waayaan" sidaa waxaa yiri Dahir Ali Omar oo xiliyadii u danbeeyay waday baaritaan ku aaddan xariir la'aanta waalid ka iyo Ubadka ka dhex dhalata iyo waxa sababa.

     Aqoonyahan baddan oo kulankan ka hadlay oo ay ka mid ahaayeen Waalidiin, Macalimiin, Ganacsato iyo quburo kale ay aa ka hadlay kulankan waxayna gorfeey een xaaladaha adag ee haysta Caruurta ku dhalatay qurbaha kuwaas oo la kulma dhibaatooyin kala duwan kana dhasha kala duwanaanshaha labada dhaqan.

      Ruqiya kusoow oo ah Hooyo Aqoony ahan ah in mudaana ku noolayd dalkan ay aa soo jeedisay in Waalidiintu u dabacsan aadaan ubadkooda kuna xisaabtamaan in caruurtu yihiin dhibanayaal labo dhan u dhexeeya isla markaana u bahan in la fah mo saaxiib dhow lala noqdo loo muujiyo in diyaar loo yahay iyada oo dhanka kale xus tay in waalidiintu xaruurta uga sheekeeyaan dhaqamada kala duwan iyo halisaha ku xeeran si dabacsan.

       Qaarkamid ah dadka ka shaqeeya goobaha caafimaadka oo ay ka mid tahay Deeqo Mohamed Siyaad ayaa soo bandh igay qibrada ay ka haystaan caruurta iyo waalidka Soomaaliyeed kana sheekeeyay dhibaatada jirta iyo aqoon la'aanta waali diin baddan ka haysta Fahanka ubad kooda Ifrah Udgoon oo ah Macallin dugs iga dhexe u dhigta caruurta ayaa aad uu xeel dheeraatay dhibka jira soona jeedisay in caruurta Jacayl loo muujiyo iyo in saaxiib dhow lala noqdo iyada oo tusaale u soo qaadatay Nafteeda oo ah shaqsi ku koray qurbaha lana kulmay dhibka laga sheeke eynaayo.

      Gabi ahaan dadkii hadlay ayaa garows aday in Halis badan ku xeerantahay Carr uurta qurbaha ayna kaga bixi karaan waali diin u dabacsan saxiib laha isla markaana fahansan waxa iska badalay ubadkooda iyo marxaladaha ay marayaan.

      Waxa uu ahaa barnaamij aad u xiiso badan loona riyaaqay waxaana lagu balla may in la sii wado kulmmada caynkaan ah si loo bad baadiyo carruurta Soomaaliye ed ee qurbaha ku dhalatay ama ku koray kuwaas oo halis ugu jira, dhaqan Guur, Da roogo, Xabsi, Dil, iyo Wax walba oo xun haddii aysan helin Gacan Naxariis iyo aqo on isku darsatay.

Erdogan oo ku Hanjabay inuu Xirayo Saldhigga Mareykanka ee Turkiga

   Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadda maanta ah ku hanj abay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mar eykanka ka dib markii ay Washington ku hanjabtay iney cunnaqabateyn ku soo rog eyso Ankara sabab la xariirta hubka uu Turkigu ka soo iibsanayo Ruushka.

     "Haddii loo baahdo, waan xireynaa Inci rlik, waanna xiri karnaa Kurecik,” ayuu Erd ogan u sheegay telefishinka dowladda taa geera ee A Haber. Labadan saldhig ayaa ku yaalla xeebta koonfur-galbeed ee Turki ga ee ku dhow xuduudda dalka Suuriya.

     Erdogan ayaa marka ay xaalad siyaasa deed oo kacsan ka dhex aloosanto dalkii sa iyo Washington waxa uu caadiyan soo hadal qaadaa suurtagalnimada in la xiro labadan saldhig.

      Ciidamada cirka ee Mareykanka ayaa saldhigga militari ee Incirlik u isticmaala du qeymaha ay ku qaadaan kooxda la mag ac-baxday ISIS ee gudaha dalka Suuriya. Saldhigga kale ee Kurecik ayaa martigeli ya raadaar weyn oo ay leeyihiin ciidamada isbahaysiga NATO.

       Wasiirka Arrimaha Debedda ee Turk iga Mevlut Cavusoglu ayaa todobaadkii ho re soo qaaday suurtagalnimada in la xiro 2dan saldhig isaga oo ka jawaabayay han jabaadda Mareykanka ee cunaqabateyn    cusub oo lagu soo rogo Ankara.

Dowadda Turkey ayaa Jimcadii la soo dha afay u yeertay safiirka Mareykanka ee dalk aasi ka dib markii aqalka sare ee Senate-ka Mareykanku ansixiyey sharci ay horey u soo gudbiyeen aqalka hoose ee Wakiila da kaasi oo xasuuq loogu aqqoonsanayo dilkii 1915 loo gaystay Armeeniyiint. Shar cigan ayaa weli sugaya inuu qalinka

ku duugo Madaxweyne Trump.

 


Wasiirka Warfaafinta Maareeye oo ka ja waabay su’aalo  ay weydiiyeen xildhi ba anada baarlamaanka

     Wasiirka Warfaafinta dowlada federal ka Soomaliya Maxamed Cabdi Xayir Ma areeye  oo Shalay hortagay xildhibaann ada Baarlamaanka  Federalka ayaa ka ja waabay su’aalo ay xil dhibaanada   baarlam aanka wax ka weydiiy een  howlaha shaqo ay wasaarada warfaafinta u hayso sha cabka Soomaaliyeed.

       Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa wax ka weydiiyay wasiirka warfaafinta sab abaha  looga baahin waayay qalabka war baahinta qaranka si isku mid ah hadalada dowlada iyo kuwa mucaaradka.

     "Warbaahinta dowlada waa loo siman yahay wax siyaasad ah oo aan aniga shu qul ku leeyahay majiro waxa ay u taalaa tifatirayaasha iyo agaasimayaasha  idaaca da.”ayuu yiri Wasiirka warfaafinta dowlada federalka Maxamed Cabdi Maareeye.

     Wasiirka warfaafinta ayaa beeniyay in shaqaalaha warbaahinta ay u afduuban yi hiin wasaarada isagoo sheegay inay xor u yihiin shaqaalaha  wararka iyo barnaamij yada la deynayo.

      "Dhacdoyinka in si toos ah looga ba ahiyo taleefishinka waxa ay u baahan ta hay waqti iyo qorshe diyaar ayaana u na hay in si toos ah loogaga daawado dood aha baarlamaanka.”ayuu yiri isagoo ka ja waabaya su’aal ah in aan si toos ah looga  baahiyo taleefishinka qaranka.

      Xildhibaan Idiris Dhakhtar iyo xildhiba nno kale oo ka soo jeeda Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa weydiiyay wasiirka wa rfaafinta sababta Muqtaar Roobow  loogu diiday inuu warbaahinta la hadlo halka Xasan Daahir Aweys loo siiyay taleefan uu kula xiriiro warbaahinta.

      Wasiirka Warfaafinta oo ka jawaabay ay su’aal la xiriirta taleefanka Xasan Da ahir Aweys ayuu sheegay inuusan shaqsi yan howshiisu ahayn in taleefan la siiyo qof dowlada u xiran isagana wareysi uu bi xiyay uu ku sheegay in Xasan Daahir Aw eys uu adeegsaday taleefan gaar ah.

      Wasiir Maareeye ayaa difaacay eede yn ah inuu shaqada ka eryey shaqaale isa goo sheegay inuusan shaqo ka eryin shaq aale balse waxa uu qirey in labo shaqaale ah lagu soo eedeeyay shaqo xumo digniin la siiyay.

     Su’aal ahayd in afka Mayga saacado kooban laga baahiyo radiyaha iyo taleefish inka halka lahjada Maxaa tiri xilli dheer ay uu wasiirku waxa uu xusay in shaqaale iyo qarash kale ay u baahan yihiin si loo kordhiyo xilliyada lahjada Maayga idaaca da iyo taleefishinka laga baahiyo.

     "Lahjada Maayga loogama hadlo baar laamka gudihiisa adinkana su’aasha wax aa igu weydiineysaan lahjada Maxaa tiri marka horta baarlamaanka haloogaga dhe xhadlo afka Maayga.”ayuu yiri wasiir Maar eeye xili uu ka jawaabayay su’aalo ku saa bsan sababta lahjada mayga 15 daqiiqo loogu soo koobay.


BOGGA CAYAARAHA


CECAFA CUP: SOOMAALIYA OO BARBARDHAC LA GASHAY ERITREA

      Xulka Qaranka Soomaliya ayaa ciyaartii galabt barbardhac (0-0) la galay xulka Eritrea.

    Soomaliya waxay halkas ka soo heshay hal dhibic. Eritrea ay aa dhankeeda difaacaneysay kaalinta labaad ee group-ka ay ku wada jiran ee A.

     Kooxdaas waxaa hoggaamineysa Uganda oo haysta 9 dhib cood, waxaana ku xigta, Eritrea oo leh 7 dhibcood, halka Soo maaliyana ay haysto 5 dhibcood.

     Waxaa suuragal ah in kaalintaas ay Soomaaliya u saamaxdo in ay isreeb-reeb kale ciyaarto, waana haddii Jabuuti laga badiyo ciyarta ay galabta la yeelaneyso Uganda.

     Xulka Jabuuti haddii ay ku badiyaan goolal badan, waxay xi taa meesha kala bixi karaan Eritrea oo markaas hoos ugu soo dhici karta in kaalinta u baahan isreeb-reebka kale iay soo gasho.

    Tartanka koobkan Afrika ee CECAFA, intii uu socday waxay Soomaaliya soo bandhigtay ciyaaro kuwo aad u wanaagsan.

    Seddaxdii kalun ee ugu dambeeyay mid ka mid ah ayaa Soomaaliya laga badiyay, Uganda ayaana ku garaacday 2-0.

    Kulankii ugu horreeyay waxay xulka Soomaaliya la dheeleen Jabuuti oo barbardhac ay la galeen, Shalayna barbardhac kale ayey Eritrea la galeen, waxayna ka soo badiyeen xulka Burundi oo 1-0 ay ugu durduriyeen.

     Group-ka B oo ah kooxda labaad waxaa hoggaamineysa Kenya oo haysta 9 dhibcood, halka Tanzania oo ku xigta ay hays ato 4 dhibcood, waxaana soo raacda Sudan oo leh 2 dhibcood, taas oo ay u aadi doonto kulan kale oo isreeb-reeb ah.

       CECAFA waa mid ka mid ah tartamada ugu faca wayn qaa radda Afrika, koobabka ugu badan waxaa qaadatay Uganda oo haysta 14 koob. Kooxda hadda difaacaneysana waa Kenya oo horey ugu guuleysatay 7 koob oo horyaalkan ah. Waxaa ka qey bgala tartanka dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika.

     Dalalka qaar ayaan ka qeybgaleynin Sannadka. South Sudan iyo DR Congo ayaa isaga haray seddax maalmood ka hor inta uusan furmin.

       Go'aankooda dalakaas wuxuu daba socday midkii Itoobiya ay ku go'aansatay in xulkeeda aysan ka qeybgaleynin Tartankan CECAFA ee 2019.

     Tartanka oo aalaaba ay ka qeybgalaan 12 kooxood, sannadk an sagaal oo keli ah ayaa qeyb ka ah. Waxayna dalalkaas ku ha reen in ay fulin waayeen qaar ka mid ah shuruudaha uu Xiriirka qabanqaabiya CECAFA ku xiray ka qeybgalka.

     Sannadkii la soo dhaafay ayaa la baajiyay koobka CECAFA ka dib markii la waayay dal martigeliya. Sannadkanna 2019 wax aa martigelineysa Uganda.

MO Faarax oo walaalkiis loosoo musaafuriyay Soomaaliya

     Sida ay qortay Daily Mail, Orodyanka caanka ah ee Mo Farah ayaa walaalkiis loo masafuriyay Somaliya, kadib markii lagu eed eyay inuu geystay weerar mindi ah oo ka dhac ay Degmadda Southall ee Galbeedka London sannadkii 2010-kii.

    Axmed Faarax, oo 30 jir ah, ayaa horey usoo qaatay xabsi afar sano, sanadkii 2014 ayaa lag asii daayay xabsiga, balse tan iyo waqtigaas dowladda Britian ayaa qorsheynaysay musaafurintiisa.

    Ninkaan oo wajahay daruufo adag ayaa sheegay inuu ka shalaynaayo qaladkii uu sameeyay, waxaase uu ku rajo weyn ya hay inuu helo fursad uu mar kale dib ugusoo laaban karo Ingi riiska. Muddo 10 sano ah ma aysan wada hadlin isaga iyo walaalkiis MO Farah, waxaana xusid in Orodyahan Mo Farax uu diiday in wax laga weydiiyo xukunka lagu riday walaalkiis.

Warbaahinta caalamka ayaa qortay in dowladda Ingiriisku ay

kala laabatay dhalashiisii markii uu xabsiga kasoo baxay.



 


DOORASHADA SOOMAALIYA: "WAA IN AANAN HELIN XUJO IYO SAMBUUS AFAR GEES AH"

 Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli ka doodaya arrim aha doorashada soo socota iyo shuruucda la xiriirta sidii loo qaban lahaa.

     Xildhibaannada qaar ayaa dhaliilo u jeediyay guddiga doorashooyiinka Soo maaliya iyo sida ay hannaaka meelmar intan sharcigan horyaalla baarlamaanka "uga hor dhacayaan".

     Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi ayaa 11-kii bishan December sheegay in Gu ddiga ay "Baarlamaanka oo ka doodaya arrimaha sharciga doorash ooyiinka ay ku garab fureen dood kale. Shalay oo u dambeysay waxay qabteen dood ku saabsan sharciga doorashooyiinka.

    Sidoo kale Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah xildhibaan, ahna was iir ka tirsan xukuumadda waxay isla maalintaa baarlamaanka ka hor sheegtay in "Guddoga oo laga rabay in marka sharciga la ansixiyo ka dib uu ka shaqeeyo qaabka doorashada dalka ay u dheceyso uu hadda Baarlamaanka sii hor ordaayo".

    "Xisbiyadii inta la shiriyo ayaa la leeyahay awooddiinii baa la qaad anayaa. Awoodda maanta waxaa iska leh baarlamaanka uu sharci gan dhexyaallo", ayey hadalka ku sii dartay.

     Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyiinka Xaliimo Ismaacil oo BBC Somali la hadashay waxay sheegtay "in su'aalo la weydiin ka ro, la doodi karo, balse aysan jirin eedo loo soo jeediyay oo baarla maanka kaga timid".

    "Waxaan aaminsanahay in doorasho (qof iyo cod ah) waddanka an laga qaban karo", ayey tiri Xaliimo.

     Guddiga doorashada ee madaxa-bannaan ee Soomaaliya waxaa la dhisay 2015-kii, "Shaqadiisana ma ka mid ahan in uu saameynta iyo nooca doorashada ka doodo", sida uu qabo Xildhibaan Fiqi.

    Haddaba, guddoomiyaha Guddiga Xaliima Ismaaciil ayaa hortag tay xildhibaannada, shalay waxayna su'aalo ka weydiiyeen arrimaha as iyo qaban qaabada.

     Xaliimo yarey uu baarlamaanka u khudbeysay waxay ka hadash ay halka ay u mareyso "heerarka diyaargarowga howlaha doora shooyiinka iyo waajibaaka guddiga saaran".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip