Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Magacaabay Guddi Cusub

0
Sunday December 15, 2019 - 22:35:14 in Wararka by
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Magacaabay Guddi Cusub

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Webiga Shabelle (Shabeelada Hoose). Guddigan uu magacaabay Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa ka koo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Webiga Shabelle (Shabeelada Hoose). Guddigan uu magacaabay Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa ka kooban 12-xubnood oo dhammaan ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka. Sidoo kale Wareegtada Magacaabista ayaa waxaa Xoghayaha Golaha Shacabka lagu faray inuu Gudiigan u fududeyo wixii tasiilaad ah oo u baahnaa. Deegaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ku fatahay biyaha Webiga Shabeelle, waxaana uu saameeyay dad u badan beeraley

.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip