MO Faarax oo walaalkiis loosoo musaafuriyay Soomaaliya Share Tweet Email Share Share

0
Sunday December 15, 2019 - 22:39:05 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MO Faarax oo walaalkiis loosoo musaafuriyay Soomaaliya Share Tweet Email Share Share

    Sida ay qortay Daily Mail, Orodyanka caanka ah ee Mo Farah ayaa walaalkiis loo masafuriyay Somaliya, kadib markii lagu eedeyay inuu geystay weerar mindi ah oo ka dhacay Degmadda Southall ee Galbeedka London sannadkii 2010-kii. Axmed Faarax, oo 30

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay qortay Daily Mail, Orodyanka caanka ah ee Mo Farah ayaa walaalkiis loo masafuriyay Somaliya, kadib markii lagu eedeyay inuu geystay weerar mindi ah oo ka dhacay Degmadda Southall ee Galbeedka London sannadkii 2010-kii. Axmed Faarax, oo 30 jir ah, ayaa horey usoo qaatay xabsi afar sano, sanadkii 2014 ayaa lagasii daayay xabsiga, balse tan iyo waqtigaas dowladda Britian ayaa qorsheynaysay musaafurintiisa. Ninkaan oo wajahay daruufo adag ayaa sheegay inuu ka shanlaayayo qaladkii uu sameeyay, waxaase uu ku rajo weyn yahay inuu helo fursad uu mar kale dib ugusoo laaban karo Ingiriiska. Muddo 10 sano ah ma aysan wada hadlin isaga iyo walaalkiis MO Farah, waxaana xusid in Orodyahan Mo Farax uu diiday in wax laga weydiiyo xukunka lagu riday walaalkiis. Warbaahinta caalamka ayaa qortay in dowladda Ingiriisku ay kala laabatay dhalashiisii markii uu xabsiga kasoo baxay.
   


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip