Wararka

Safaaradda Mareykanka oo farriin culus u dirtay madax goboleedyada iyo Farmaajo

0 Visits: 195 | Tuesday March 23, 2021 - 20:08:07
Safaaradda Mareykanka ayaa farriin culus oo ku aadan is-mari waaga siyaasadda Soomaaliya u dirtay madaxweynaha waqtigu uu ka dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada.

Read More »

Ha'yad ka digtay abaaraha Soomaaliya

0 Visits: 179 | Tuesday March 23, 2021 - 20:03:43
Hay'adda Save the children ayaa ka digtay in biyo yarida ka taagan Soomaaliya iyo abaarta ku dhufatay deegaannada qaar ay kumannaan qof u horseedi karaan inay u baahdaan gargaar bani'aadannimo. Waxay sheegtay in haddii aan hadda xaaladda dadkaas wax laga qaban ay bilaha soo socda ku dhawaad…

Read More »

Mareykanka oo Deni & Axmed Madoobe faray inay Shuruud la'aan ka qeyb galaan Shirka

0 Visits: 175 | Tuesday March 23, 2021 - 19:59:44
Safaaradda Mareyanka ee Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqday Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada inay shirka wadatashiga doorashooyinka siwadajir ah uga qyeb galaan. Qoral kooban oo la soo dhigay Barta twitter-ka ee Safaaradda Mareyanka…

Read More »

Ururka MIDOWGA AFRIKA oo war kasoo saaray qeyb sanaanta shirka Afisyoone

0 Visits: 188 | Tuesday March 23, 2021 - 19:55:03
Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa shaaca ka qaaday walaaca ay ka qabaan kala qeybsanaanta shirka wadatashiga ee ka socda teendhada Afisyoone ee Muqdisho, islamarkaana ay isha ku hayaan khilaafyada lagu xalinayo arrimaha doorashooyinka. Shirkan oo ay diideen Axmed Madoobe iyo…

Read More »

Madaxda ku shirsan Muqdisho oo Warbixin ka dhageystay Guddiga farsamada doorashooyinka

0 Visits: 168 | Tuesday March 23, 2021 - 19:49:30
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Farsamada Arrimaha…

Read More »

Madasha Bad-baado qaran oo shir barbar socda kan Afisyooni ka furtay Xalane

0 Visits: 184 | Tuesday March 23, 2021 - 19:48:06
Golaha madasha Bad-baado qaran ayaa maanta mid ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay gudaha xarunta Xalane. Shirkaan oo ah mid bar-bar socda kan madaxda dowladda iyo maamulada taageersan uga socda xerada Afisyoone ee taliska ciidanka Cirka Soomaaliya. Guddoomiyaha madasha Bad-baado qaran Cabdi…

Read More »

JANAN oo xaqiijiyey inuu 'wada-hadal kula jiro' DF

0 Visits: 189 | Tuesday March 23, 2021 - 19:43:06
Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa shaaca ka qaaday inuu bilowday wada-hadal u dhexeeyo isaga iyo dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo looga hadlayo xaaladda gobolka Gedo. Janan oo wareysi siiyey BBC-da ayaa qiray inuu haatan wada-hadal hoose kula jiro dowladda dhexe…

Read More »

Villa Somalia oo war kasoo saartay shirkii Farmaajo iyo xubnaha taabacsan + Sawiro

0 Visits: 179 | Tuesday March 23, 2021 - 19:39:55
Madaxtooyada ayaa war kasoo saartay shirka Afisyoone ee looga hadlayo khilaafka doorashada ee ka socda magaalada Muqdisho ee ay ka maqan yihiin madaxda dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland oo iyagu ka horyimid hanaanka shirkaas iyo ajendihiisa.

Read More »

Ujeedka ka dambeeya safarka uu Muqdisho ku yimid wasiirka difaaca Talyaaniga + Video

0 Visits: 206 | Tuesday March 23, 2021 - 19:12:47
Wasiirka difaaca dalka Talyaaniga Guerrini Lorenzo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana lagu warramayaa inuu dalka u yimid arrimo la xiriira ciidamada.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 23-MARS 2021

0 Visits: 362 | Tuesday March 23, 2021 - 09:47:20
.

Read More »

Midowga Yurub Oo Cunaqabateyn Saaray 11 Sarkaal Oo Ku Lug Lahaa Afgembi

0 Visits: 232 | Tuesday March 23, 2021 - 08:47:12
...

Read More »

Tacsida Magufuli: Carruur ku dhimatay isbuurasho ka dhacday Tanzania

0 Visits: 187 | Tuesday March 23, 2021 - 08:43:53
..

Read More »

Mas'uul Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo U Geeriyooday COVID-19

0 Visits: 188 | Tuesday March 23, 2021 - 08:26:39
..

Read More »

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Amar Saameynaya Gaadiidleyda

0 Visits: 187 | Tuesday March 23, 2021 - 08:09:17
..

Read More »