Ha'yad ka digtay abaaraha Soomaaliya

0
Tuesday March 23, 2021 - 20:03:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha'yad ka digtay abaaraha Soomaaliya

    Hay'adda Save the children ayaa ka digtay in biyo yarida ka taagan Soomaaliya iyo abaarta ku dhufatay deegaannada qaar ay kumannaan qof u horseedi karaan inay u baahdaan gargaar bani'aadannimo. Waxay sheegtay in haddii aan hadda xaaladda d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Save the children ayaa ka digtay in biyo yarida ka taagan Soomaaliya iyo abaarta ku dhufatay deegaannada qaar ay kumannaan qof u horseedi karaan inay u baahdaan gargaar bani'aadannimo. Waxay sheegtay in haddii aan hadda xaaladda dadkaas wax laga qaban ay bilaha soo socda ku dhawaad 3 milyan oo Soomaali ah wejihi doonaan cunno yari. Adan Muxumed Faarax oo hay'adda Save the Children kala taliya arimaha gargaarka ee Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in cabsi laga qabo in 2.7 malyan oo qof oo Soomaali ah ay wajahi doonaan cunno yari ba'aan waa haddii xaaladda wax laga qaban waayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip