Dood adag oo ka taagan halka lagu kulansiinayo Farmaajo,Deniiyo Axmed Madoobe iyo 3-Goob oo calaamadeysan March 23, 2021

0
Tuesday March 23, 2021 - 08:14:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dood adag oo ka taagan halka lagu kulansiinayo Farmaajo,Deniiyo Axmed Madoobe iyo 3-Goob oo calaamadeysan March 23, 2021

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Waxaa saacadihii la soo dhaafay lagu howlanaa sidii loo kulan siin lahaa Farmaajo iyo madaxweynayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland,taas oo ilaa iyo hatan ay ka traagantahay dood adag.

       Dhinacyadaan oo kalsoonidii ay isku qabeen ay bur-burtay bilihii la soo dhaafay ayaa Beesha caalamku ku howlantahay sidii la iskugu soo dhaweyn lahaa loogana gudbi lahaa caqabadaha taagan eek u gadaaman doorashada.

      Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay in dhammaan darafyadaan ay ogolyihiin in ay is arkaaan kana tashadaan khilaafka,hase’ahaate la isku fahmi la’yahay halka lagu kulmayo.

       Ilaa iyo sedax meeloo madaxweynayaasha maamulada JJubbaland iyo Puntland ay u arkeen in ay ammaan tahay kulana kulmi karaan Farmaajo ayaa la calaamadeeyay,waxaana ay kala yihiin.

      1:In kulanku uu ka dhaco Dhismaha Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho

2:Dhismaha safaaradda Engariiska

3:Xarunta Midowga Yurub,iyada oo Xarumahaan dhammaantood ay ku dhex yaalaan xarunta Xalane.



Dood adag oo ka taagan halka lagu kulansiinayo Farmaajo,Deniiyo Axmed Madoobe iyo 3-Goob oo calaamadeysan

XIGASHO:-CEELDHEER.NET



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip