Mareykanka oo war cusub ka soo saaray Tallaalka Covid-19 ee AstraZeneca

0
Tuesday March 23, 2021 - 08:06:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo war cusub ka soo saaray Tallaalka Covid-19 ee AstraZeneca

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Daraasad Mareykan ah oo Shalay oo isniin aheyd soo baxday ayaa sheegtay in Talaalka AstraZeneca uu yahay Mid Amaan ah oo Waxku ool ah. Taasoo u gogol xareysa in Mareykanka uu Bilaabo Qaadashada Talaalkan.

       Talaalka oo lagu Tijaabiyay ayna ka qayb qaateen in ka badan 30 kun ruux oo Mutadawaciin ah ayaa daraasada waxay leedahay in waxtarkiisa iyo kahor tagida ay gaarsiisantahay 80% Xanuunka Covid-19. Sidoo kale ilaa iyo hadda lama soo sheegin cid ku xanuunsatay Intii Lagu Tijaabiyay.

      Hay’ada Cuntada iyo Dawooyinka ee Mareykanka (FDA) oo Sugaysay Warbixinta Daraasadan lagu Guuleystey Ayaa Maalmaha soo socda u Fasixi doonto isticmaalka Talaalkan Muwaadiniinteeda

    Wararka Yadadiilada leh ee kasoo baxayo Talaalkan wuxuu Fursad u yahay Dadkeena Soomaaliyeed Waana in la Qaataa oo Waayeelka looga Faa’iideeyaa

.Dalal cusub oo joojiyay isticmaalka Tallaalka AstraZeneca ee cudurka Covid-19 ee la keenay Somalia




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip