Madasha Bad-baado qaran oo shir barbar socda kan Afisyooni ka furtay Xalane

0
Tuesday March 23, 2021 - 19:48:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Bad-baado qaran oo shir barbar socda kan Afisyooni ka furtay Xalane

    Golaha madasha Bad-baado qaran ayaa maanta mid ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay gudaha xarunta Xalane. Shirkaan oo ah mid bar-bar socda kan madaxda dowladda iyo maamulada taageersan uga socda xerada Afisyoone ee taliska ciidanka Cirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha madasha Bad-baado qaran ayaa maanta mid ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay gudaha xarunta Xalane. Shirkaan oo ah mid bar-bar socda kan madaxda dowladda iyo maamulada taageersan uga socda xerada Afisyoone ee taliska ciidanka Cirka Soomaaliya. Guddoomiyaha madasha Bad-baado qaran Cabdi Xaaahi C/llaahi ayaa ku dhawaaqay in shirkaan uu socon doono inta xal laga gaarayo khilaafka dooraahada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip