Share with your friends via email

Madasha Bad-baado qaran oo shir barbar socda kan Afisyooni ka furtay Xalane

Golaha madasha Bad-baado qaran ayaa maanta mid ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay gudaha xarunta Xalane. Shirkaan oo ah mid bar-bar socda kan madaxda dowladda iyo maamulada taageersan uga socda xerada Afisyoone ee taliska ciidanka Cirka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip