Midowga Yurub Oo Cunaqabateyn Saaray 11 Sarkaal Oo Ku Lug Lahaa Afgembi

0
Tuesday March 23, 2021 - 08:47:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Yurub Oo Cunaqabateyn Saaray 11 Sarkaal Oo Ku Lug Lahaa Afgembi

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Midowga Yurub ayaa cunaqabateyn saaray 11 Sarkaal oo lala xiriirinayo iney ka danbeeyeen afgambigii ka dhacay dalka Myanmar bishii Febraayo ee lasoo dhaafay.

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in tillaabo adag laga qaadi doono saraakiishii sameysay afgenbigii Myanmar sidoo kalena caburin ku sameeyay mudaaharadayaasha kasoo horjeeda xukunka ciidamada dalkaas

       Midowga Yurub ayaa sheegay bilowgii bishaan Maarso inay qorsheynayaan in cunaqabateyn la saarayo hoggaamiyaasha ciidmada ee ka qeyb qaatay afgenbiga Myanmar.

      Ciidamada Myanmar ayaa afgembiyay dowladdii rayidka bilaawgii February ee sanadkaan, waxeyna ku dhawaaqeen hal sano oo xaalad deg deg ah, iyagoo ku eedeeyay xukuumaddii dalkaas inay ku shubatay doorashadii dalkaas ka dhacaday.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip