XOG:- Maxaa Saakay ka socda Wadooyinka soo gala Madaxtooyada Soomaaliya?

0
Tuesday March 23, 2021 - 08:32:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG:- Maxaa Saakay ka socda Wadooyinka soo gala Madaxtooyada Soomaaliya?

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

      Ciidamada ilaalada madaxtooyada ayaa Saakay lagu arkayaa Waddooyinka muhiimka ah ee soo gala madaxtooyada Soomaaliya,kuwaas oo gaaf wareegaya halkasi.

       Wadooyinka lagu arkayo cidiamadaan waxaa ka mid ah Wadada Ceel-Gaabta, Sayidka,Xaawo Taako iyo tan aadda dhinaca Godka Jilacoow oo ay maamulaan ciidamada hay’adda NISA,kuwaas oo xarun muhiim ah oo Xabsi iyo tababar iskugu jirta.

       Ciidamada ayaa la sheegay in ay wataan gaadiidka dagaalka gaar ahaan kuwa aan Xabbaddu kari ee loo yaqaan Beebayaasha,islamarkaana ku gooyay Luuqyada iyo marinada xaafadahaas.

       Sidoo kalana goobjoogayaal aya sheegay in ay baaritaan ku dhex wadaan ciidamadaan,iyaga oo jidadka xiran ka baaraya Miinooyinka dhulka lagu aaso,kuwaas oo muddooyinkii dambe ku soo badanayay magaalada Muqdisho.

       Ciidamada oo isticmaalaya qalab casri ah oo ka qeyb-qaata baaritaanada ayaa la arkayay iyaga oo ku baaraya goobaha qashinka la dhigo oo inta badan la aaminsanyahay in lagu qariyo Miinooyinka.

XOG:- Maxaa Saakay ka socda Wadooyinka soo gala Madaxtooyada Soomaaliya?




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip