Sports News

Arsene Wenger Oo Qirtay Inuu Ku Gacan Adag Yahay Lacagta Suuqa Kala Iibsiga Madaama Uu Aaminsan Yahay Inuu Leeyahay Arsenal.

0 Visits: 1037 | Tuesday November 10, 2015 - 11:54:39
Waxaa inta badan ay taageerayaasha jahwareersan ee kooxdiisa ay ku eedeeyaan inuu lacagta Arsenal u maamulo sida inay tahay lacagtiisa oo kale.

Read More »

Jorge Mendes Oo Ka Hadlay Wararka Xanta Ah Ee CR7 La Xiriirinaya Inuu Ka Tagayo Maadrid & Hadii Uu Jecel Yahay Man United

0 Visits: 960 | Tuesday November 10, 2015 - 11:52:37
Jorge Mendes oo ah wakiilka kabtanka xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaadan in xidigaan heerka caalami uu wali jecel yahay kooxda Manchester United, bale arintaas aysan ula muuqan inuu dib ugu laaban doono Old Trafford.

Read More »

Rasmi: Arsene Wenger Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Macalinkii Ugu Wanaagsanaa Horyaalka Ingiriisha Bishii October

0 Visits: 1004 | Tuesday November 10, 2015 - 11:49:59
Tababare Arsene Wenegr ayaa markiisii 15-aad ku guuleystay abaalmarinta macalinka ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska bishii October ee tagtay madama uu kooxdiisa u hogaamiyaya far guulood.

Read More »

Jurgen Klopp Oo Damacsan Inuu Borrusia Dortmund Kasoo Kaxeysto Xidig Muhiim Ah, Marka La Gaaro January

0 Visits: 1090 | Tuesday November 10, 2015 - 11:47:36
Xiriirka xidigaha kooxda Borrusia Dortmund iyo macalinka cusub ee Liverpool Jurgen Klopp waa mid aad u wanaagsan wuxuuna markaan damacsan yahay inuu xidig aad u muhiim ah kooxdaan kala soo saxiixdo marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January.

Read More »

Rasmi: Abaalmarinta Xidiga Ugu Wanaagsan Horyaalka Ingiriiska Bishii October Oo La Bixiyay

0 Visits: 968 | Tuesday November 10, 2015 - 11:45:27
Weeraryahanka kooxda Leicester City iyo Xulka England Jamie Vardy ayaa ku guuleystay abaalmarinta xidiga bisha October ee horyaalka Ingiriiska kadib markii uu muujiyay awood dheeri ah.

Read More »

Xanta Suuqa: Louis Van Gaal Oo Isha Ku Haya Inuu Midkood Lasoo Saxiixdo Afar Xidig Oo U Calaameysan, Waa Kuwee?

0 Visits: 1038 | Tuesday November 10, 2015 - 11:43:32
Jamaahiirta kooxda Manchester United ayaa ka gadoodsan qaab ciyaareedka kooxda ee dhanka weerarka iyagoo aaminsan ineysan kooxdaan aheyn mid u diyaarsan iney guuleysato.

Read More »

Kooxda Sevilla Oo Guul Soo Laabasho Cajiib Ah Ku Dardartay Real Madrid, Sergio Ramos Oo Qool Qurux Badan Oo Uu Dhaliyay Ku Dhaawacmay, Madrid Oo Guuldaradii Ugu Horaysay Ee Xili Ciyaareedkan La Kulantay Iyo Barcelona Oo Hogaanka La Ligaha Hadiyad Loo Siiyay

0 Visits: 1049 | Monday November 09, 2015 - 11:58:19
Kooxda Sevilla ayaa Real Madrid cashar lama ilaawaan ah u soo dhigtay kadib markii ay guul soo laabsho cajiib ah ku dardartay kooxda Los Blancos.

Read More »

Gerard Pique Oo Difaacay Cesc Fabregas Kaas Oo Lagu Xanto Inuu Hogaamiye Ka Yahay Kacdoonka Ka Dhanka Ah Jose Mourinho

0 Visits: 1038 | Monday November 09, 2015 - 11:54:46
Daafaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa difaacay saaxiibkiisii hore kooxda Barcelona Cesc Fabregas kaas oo lagu eedeeyay inuu ka dambeeyo hogaanka kacdoonka ka dhanka ah Mourinho oo ay wadaan ciyaartoyda Blues.

Read More »

James Rodriguez Oo Ka Hadlay Kulanka El-Clasico, Miyuuse Ciyaari Doonaa Kulamada Qarankiisa Colombia?

0 Visits: 1158 | Monday November 09, 2015 - 11:52:40
Kubad sameeyaha kooxda Real Madrid James Rodriguez ayaa shaaca ka qaaday ineysan wax cabsi ah ka qabin kooxda Barcelona oo ay dhamaadka bishaan ku kulmi doonaan Bernabeu xili ay Los Blancos guuldaro ka heshay Sevilla xalayto.

Read More »

Ma Bundesliga Mise EPL-ka? Pep Guardiola Oo Ka Hor Ciid Gaaleedka Go'aan Ka Gaari Doona Mustaqbalkiisa

0 Visits: 939 | Monday November 09, 2015 - 11:50:47
Sida uu ka dhawaajiyay gudoomiyaha kooxda Bayern Munich Karl-Heinz Rummenigge, macalin Pep Guardiola ayaa go'aan ka gaari doona mustaqbalkiisa ka hor ciid gaaleedka.

Read More »

Musiibada Dhaawaca Real Madrid Oo Sii Socota Iyadoo Ramos Uu Xalay Mar Kale Garabka Ka Dhaawacmay, Miyuu Ciyaari Karaa El-Clasico?

0 Visits: 994 | Monday November 09, 2015 - 11:48:45
Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa mar kale dhaawac dhanka garabka ah uu soo gaaray kadib markii uu si xun dhulka ugu dhacay xili uu dhalinayay goolka Madrid hogaanka u dhibay kulankii ay xalay guuldarada kala kulmeen Sevilla.

Read More »

Tababare Arsene Wenger Waa Inuu Ilmeeyo Mar Walba Oo Uu Ka Hor Yimaado Harry Kane

0 Visits: 1070 | Monday November 09, 2015 - 11:46:45
Qosol iyo Ooyin midba. Isaga ayaa sheegi kara kii ugu haboon markii uu ka hor yimaado Harry Kane madama uu yahay gaban ku barbaaray London Colney balse ciqaabay kooxdiisa markii uu qaan gaaray.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Jeclaan Lahaa Inuu Sanad Kasoo Ciyaaro Horyaalka MLS-ka Mareykanka

0 Visits: 906 | Saturday November 07, 2015 - 12:03:28
Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka dhawaajiyay inuu ku fakarayo ka ciyaarida horyaalka MLS-ka mudo sanad ah inkastoo wakiilkiisa Jorge Mendes uu qiray in xidigaan uu waayahiisa ku dhameesan doono Bernabeu. Cristiano Ronaldo oo 30-jir ah ayaa si ba'an loola xiriirinayaa Paris…

Read More »

Arsenal Waa Inay Ka Faa'ideystaan Fursada Ay Ugu Guuleysan Karaan Horyaalka Inta Kooxaha Kale Ay Daciifka Yihiin – Jamie Carragher.

0 Visits: 905 | Saturday November 07, 2015 - 11:59:49
Arsenal waa ku qasab inay ka faa'ideystaan fursada ay ugu guuleysan karaan horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan sida uu sheegay Jamie Carragher. Daaficii hore ee Liverpool ayaa aaminsan in Gunners aysan heli doono fursad uga fiican tan haatan oo ay ku qaadi karaan horyaalka, iyagoo aan Premier…

Read More »

Kooxdii Ay Saamiga 50% Lahaayeen Halyeeyadii Man United Giggs, Scholes, Putt, Gary & Phil Neville Oo Guul Taariikhi Ah Gaartay Xalay

0 Visits: 976 | Saturday November 07, 2015 - 11:57:04
Salford City ayaa guul tariikhdi ah gaartay xalay kadib markii ay 2-0 ku dhufteen dhigooda Notts County kulan ka tirsan koobka FA Cupka. Gary Neville, Nicky Putt iyo Paul Scholes ayaa nasiib u helay iney daawadaan kooxda ay saamiga ku leeyahiin oo guul gaareysa.

Read More »

FA-ga Oo Baahiyay Warbixintii Garsoore Jonathan Moss Ee Jose Mourinho Uu Ku Muteystay In Caawa Laga Mamnuuco Garoonka.

0 Visits: 905 | Saturday November 07, 2015 - 11:54:06
Sababtii Jose Mourinho looga mamnuucay garoonka kulanka maanta ayaa lagu sheegay inuu aflagaado u geystay garsoore Jonathan Moss intii ay socotay kulankii ay Chelsea guuldarada ka soo gaartay West Ham. Mourinho oo 52 sanno jir ah ayaa doortay inuusan racfaan ka qaadanin ganaaxaas, taasoo ay sabab u…

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Arsenal, Liverpool Iyo Man City Oo Isku Heysta Ashley Cole-ka Cusub.

0 Visits: 1005 | Saturday November 07, 2015 - 11:51:39
Manchester City, Arsenal, Tottenham iyo Liverpool ayaa dhamaantood isha ku haya ciyaaryahan lagu sheegay inuu yahay Ashley Cole da' yar oo u ciyaara kooxda Walsall Rico Henry.

Read More »

Karim Benzema Oo Macsalameyn Kara Ciyaaraha Qaramada Yurub Ee 2016.

0 Visits: 975 | Saturday November 07, 2015 - 11:50:04
Kiiska lagu heysto Karim Benzema kaliya hanjabaad kuma ahan mustaqbalkiisa Real Madtid, weeraryahanka reer France ayaa sidoo kale xiddig u ah qarankiisa waxaana ay dhaawici kartaa ka qeyb qaadashadiisa koobka qaramada Yurub ee France lagu qabanayo xagaaga danbe. Baaritaanka socda ee ka dhanka ah Benzema…

Read More »

CRISTIANO RONALDO: Waxaan ahay Laacibka Kubadda Cagta ee Adduunka ugu Wanaagsan

0 Visits: 951 | Friday November 06, 2015 - 21:52:05
Ciyaaryahanka dalka Portugal u dhashay, Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu yahay laacibka adduunka oo dhan ugu wanaagsan kubbadda cagta, lana barbardhigi karo ciyaaryahannadii taariikhda kubbadda cagta Adduunka ugu wanaagsanaa.

Read More »

The Kenyans who attacked Robert Mugabe on Twitter

0 Visits: 1081 | Friday November 06, 2015 - 20:16:40
Image caption Zimbabwean President Robert Mugabe has been mocked by Kenyans on Twitter Don't believe everything you read on social media - especially in the recent Kenyan tirades against Zimbabwean President Robert Mugabe.

Read More »