Jurgen Klopp Oo Damacsan Inuu Borrusia Dortmund Kasoo Kaxeysto Xidig Muhiim Ah, Marka La Gaaro January

0
Tuesday November 10, 2015 - 11:47:36 in Sports News by
  • Visits: 1399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jurgen Klopp Oo Damacsan Inuu Borrusia Dortmund Kasoo Kaxeysto Xidig Muhiim Ah, Marka La Gaaro January

    Xiriirka xidigaha kooxda Borrusia Dortmund iyo macalinka cusub ee Liverpool Jurgen Klopp waa mid aad u wanaagsan wuxuuna markaan damacsan yahay inuu xidig aad u muhiim ah kooxdaan kala soo saxiixdo marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka xidigaha kooxda Borrusia Dortmund iyo macalinka cusub ee Liverpool Jurgen Klopp waa mid aad u wanaagsan wuxuuna markaan damacsan yahay inuu xidig aad u muhiim ah kooxdaan kala soo saxiixdo marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January.

Sida ay sheegayaan warbixinada ka imaanaya Klopp ayaa doonaya inuu Anfield Road keeno Marco Reus oo ay sidoo kale ku raad joogaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn kubada cagta waqtigaan.

Hummels-and-Reus-and-Klopp-600x400

Si kastaba maamulka Dortmund ayaa ka hadlay goor hore hadal heynta ah in Klopp uu ciyaartoy kasoo kaxeysan doono kooxdisii hore, waxeyna carabka ku dhufteen in xidigna uusan ka qaadan doonin.

Klopp wuxuu u baahan yahay ciyaartoy uu ku dhiso kooxdiisa si ay xili ciyaareedka dambe meel sare uga gaaraan horyaalka Ingiriiska.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip