Jurgen Klopp Oo Damacsan Inuu Borrusia Dortmund Kasoo Kaxeysto Xidig Muhiim Ah, Marka La Gaaro January
Xiriirka xidigaha kooxda Borrusia Dortmund iyo macalinka cusub ee Liverpool Jurgen Klopp waa mid aad u wanaagsan wuxuuna markaan damacsan yahay inuu xidig aad u muhiim ah kooxdaan kala soo saxiixdo marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda