Rasmi: Abaalmarinta Xidiga Ugu Wanaagsan Horyaalka Ingiriiska Bishii October Oo La Bixiyay

0
Tuesday November 10, 2015 - 11:45:27 in Sports News by
  • Visits: 1266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi: Abaalmarinta Xidiga Ugu Wanaagsan Horyaalka Ingiriiska Bishii October Oo La Bixiyay

    Weeraryahanka kooxda Leicester City iyo Xulka England Jamie Vardy ayaa ku guuleystay abaalmarinta xidiga bisha October ee horyaalka Ingiriiska kadib markii uu muujiyay awood dheeri ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka kooxda Leicester City iyo Xulka England Jamie Vardy ayaa ku guuleystay abaalmarinta xidiga bisha October ee horyaalka Ingiriiska kadib markii uu muujiyay awood dheeri ah.

Jamie Vardy ayaa kooxdiisa ka caawiyay iney guul gaarto sadex kulan afartii kulan ee ay ciyaareen bishii lasoo dhaafay isagoo sidoo kale dhaliyay shan gool afartaas kulan waana xidiga ugu goolasha badan horyaalka Ingiriiska waqtigaan.

Vardy haatan wuxuu dhaliyay goolal 9-kulan oo xiriir ah balse wuxuu qarka u saaran yahay inuu jabiyo rikoorkii Ruud Van Nistelrooy ee ahaa inuu dhaliyay 10-kulan oo xiriir ah horyaalka Ingiriiska.

Vardy
Kadib kulamada caalamiga ah Leicester City waxey wajaheysaa kooxda Newcastle United kulankaas ayuuna fursad ugu heystaa inuu rikoorkaas jabiyo.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip