Wararka

Cali Baashi: Hadaad joogto Magaalada Muqdisho waxaad iska fiirineysaa qofka Laptop-ka wata

0 Visits: 811 | Thursday February 11, 2016 - 09:27:00
Cali Baashi Salaad oo ka mid ah bulshada ku nool Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa uu sheegayaa in dadka reer Muqdisho ay bilaabeen inay il gaar ihi isaga eeggaan dadka boorsooyinka ku wata Laptop-yada. "Hadda waxaa soo baxday cabsi hor leh oo ku saabsan nabadelyada. Hadaad joogto Magaalada Muqdisho…

Read More »

Baarlamaanka oo Akhrinta Sedexaad mariyay Sharciga Maareynta Musiibooyinka

0 Visits: 798 | Wednesday February 10, 2016 - 19:58:09
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa bilowga kulanka Baarlamaanka waxa uu sheegay in muushinka Baarlamaanka ay soo gudbiyeen ee ahaa dhowrista Xasaanadda baarlamaanka aysan wali guddoonka Barlamaanka ka jiifan.

Read More »

Wasiir Diini "Hambalyo Sanad-guurada 51-aad ee Aas-aaska Ciidamadda Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed a

0 Visits: 786 | Wednesday February 10, 2016 - 19:48:29
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed sanad guurrada 51aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay.

Read More »

AMISOM oo ka digtay weeraro Al-Shabaab ay geystaan, iyagoo isu ekeysiinaya

0 Visits: 742 | Wednesday February 10, 2016 - 19:36:46
AMISOM ayaa ka digtay weeraro Al-Shabaab ka geystaan goobaha ay maamulaan dowladda Soomaaliya iyo AMISOM, iyagoo isu ekeysiinaya, isla markaana isticmaalaya dareyska Ciidamada AMISOM.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne kuxigeenka Ciraaq (Sawirro)

0 Visits: 679 | Wednesday February 10, 2016 - 19:26:49
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee dalka Ciraaq, kaasi oo socdaal ku yimid Muqdisho markii ugu horeysay.

Read More »

R. Wasaare ku-xigeenka XFS ayaa ka qayb galay Munaasabad loogu dabaal dagayay sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha .

0 Visits: 693 | Wednesday February 10, 2016 - 19:01:05
Ra'iisal Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayey sanad guuradii 51aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Badda iyo Difaaca ee XFS, taas oo ay ka soo qayb-galeen Golaha Wasiiradda, Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida iyo hoggaanada…

Read More »

R/Wasaare Sharmaarke "Soomaaliya iyo Ciraaq waxaa ka dhexeeya Xiriir soo jireen ah".

0 Visits: 687 | Wednesday February 10, 2016 - 18:41:22
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,

Read More »

Nin Sheekh ahaa oo lagu gowracay Duleedka Degmada Buulo burde

0 Visits: 743 | Wednesday February 10, 2016 - 12:16:39
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Deegaan lagu magacaabo Jameeco Mubaarak oo ku yaallo duleedka Degmada Buulo burde, waxaa xalay Saqdii dhexe halkaasi lagu gowracay nin Sheekh ahaa oo si weyn deegaanka looga garanaayay.

Read More »

Wafdi ka socda beesha caalamka oo Garowe kula kulmay Madaxweynaha Puntland

0 Visits: 649 | Wednesday February 10, 2016 - 12:05:59
Magaalada Garowe waxaa markii ugu horeysay ka degay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambassador Micheal Katheining ayna ka mid yihiin safiirada dalalka caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya.

Read More »

Shirkadda Turkish Airlines oo ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadkeeda Muqdisho

0 Visits: 682 | Wednesday February 10, 2016 - 11:33:00
Shirkadda Turkish Airlines ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadka diyaaradooda ay ku tagi laheyd garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ka hor inta uusan dhicin qaraxii ka dhacay Diyaaradda Daallo Airlines.

Read More »

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Nigeria oo gacanta ku dhigay Koox Daacish ku biiri rabtay

0 Visits: 703 | Wednesday February 10, 2016 - 11:22:07
Ciidamada Booliska ee dalka Nigeria, ayaa xabsiga u taxaabay dad gaaraya 18 ruux oo lagu tuhun san yahay inay qorsheynayeen ku biirista Kooxda la magac baxday Khilaafada Islaamka.

Read More »

Nin loo haysto Shabaabnimo oo lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho (Daawo)

0 Visits: 824 | Wednesday February 10, 2016 - 10:46:57
Hay'adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qarnka, ayaa Talaadadii shalay soo bandhigtay nin ka tirsan Ururka Al Shabaab, oo lagu eedeeyay inuu qorsheynaayay weerar ka dhan ah Xarunta Hay'adda Dembi Baarista (CID) Ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Kulan Looga Hadlay Teyeynta Shaqaalaha Dowladda Iyo Bixinta Mishaaraadka "Sawirro"

0 Visits: 841 | Wednesday February 10, 2016 - 10:26:19
Ra'isul wasaare ku xigeenka dalka ayaa gudoomiyay shirkani oo looga hadlay tayeynta Shaqaalaha Dowladda waxana ka qeyb galay Wasiirka Maaliyada, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Unuga Xiriirinta deeqaha xubna ka socday wasaardaha Qaar ee Dowladda iyo wafuud ka socotay Bangiga Aduunka Qaramada Midoobe…

Read More »

Xeer Ilaaliyaha Qaranka " Dowladda Kenya Waxa ay keentay is hor istaag dacwaddaas ayaana gudbinnay+Dhageyso

0 Visits: 720 | Wednesday February 10, 2016 - 10:13:41
Dowladda Soomaaliya ayaa markale dacwad ka dhan ah Kenyaoo ku saabsan xagga muranka badda ee labada dal u gudbisay Maxkamadda cadaaladda caalamiga ah ee fadhigeedu yahay dalka Holland.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO ARBACO 10-KA FEBARAAYO 2016-KA

0 Visits: 1007 | Wednesday February 10, 2016 - 10:03:07
RA'IISUL WASAARE KUXIGEENKA "BOOLISKA WAA SAAXIIBKA KOOWAAD EE SHACABKA" Ra'iisul kuxigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo u wehliyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa shalay kormeeray dhowr xarumood oo ay ciidamada booliska ay…

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Iyo Duqa Magaalada Oo Ka Qeybgalay Dabaal Degga Aas Aaska Radio Kulmiye "SAWIRRO"

0 Visits: 889 | Tuesday February 09, 2016 - 21:12:21
Xafladan lagu xusayay 5-sano guuradii ka soo wareegatay maanta oo kale markii la aas aasay Idaacadda Kulmiye oo kamid ah idaacadaha madaxabanaan ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska,Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo katirsan Baarlamanka Federaalka…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka oo dhagax dhigay inta u dhexaysa dekada iyo Madaxtooyada

0 Visits: 755 | Tuesday February 09, 2016 - 20:30:38
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigay waddada Horumarta inta U dhexeysa Dekada Muqdisho iyo Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo aad u burbursan isla markaana la doonayo in dib u dayac tir lagu sameeyo.

Read More »

Shil Tareen oo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Koofurta dalka Jarmalka

0 Visits: 676 | Tuesday February 09, 2016 - 20:21:33
Ugu yaraan sideed ruux ayaa ku geeriyootay, 100 kelana waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii labo tareen oo kuwa rakaabka ahaa isku dhaceen koofurta Jarmalka.

Read More »

Nin loogu magac daray ninkii geedka ahaa oo ku geeriyooday dalka Indonisia

0 Visits: 1575 | Tuesday February 09, 2016 - 20:15:49
Nin u dhashay dalka Indonisia loona yiqiin Ninkii Geedka ahaa xonqoro ka soo baxay jirkiisa awgii ayaa geeriyooday isagoo 42 sano jir ah,

Read More »

R.Wasaare Cumar oo kulan la qaatay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka ah.

0 Visits: 726 | Tuesday February 09, 2016 - 20:07:58
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka sida, Guddiyada, Bulshada Rayidka, ururada iyo qeybaha kale ee muhiimka ah isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo…

Read More »